Sign in to follow this  
General Duke

looters Media target puntland delegates. 16 years and still hate

Recommended Posts

Ergada Puntland uga qaybgalaysa shirka beelaha Somalida oo looga acbsi qabo inqabiil ahaan Mudishu loogu ugaarsado

Posted to the MOL July 14, 2007, 3:33 am

 

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdishu ayaa sheegaya in Ergada Puntland ee ka qaybgalaysa shirka dib u heshiisiinta beelaha Somaliya ee lagu wado inuu magaalada Muqdishu ka furmo maalinta beri ah looga cabsi qabo ugaarsi uga yimaada kooxaha waxqarxiya. Kooxahaan ayaa horey magaalada Muqdishu qabiil ahaan ugu ugaarsaday saraakiisha, ciidamada, iyo siyaasiyiinta ka tirnsan dawlada KMG ah ee ku sugan magaalada Muqdishu.

 

Wararka ayaa sheegaya in ugaarsiga lagu hayo dadka u dhashay Puntland ee Muqdishu jooga aysan ahayn wax hadda ay ugu horeyso iyadoo horey sannadii 1991-kii dhamaan beelaha dega Puntland laga soo barakiciyay magaalada Muqdishu waxaanse la fileyn in 16 sanno ka dib wali qabiil loogu ugaarsan doono Muqdishu dadka u dhashay beelahaas.

 

Weeraradaan ayaa waxaa inta badan ka dambeeya oo soo abaabula siyaasiyiin u dhashay [ Xasan Dahir's clan] oo hormuud u ahaa maxkadihii Islaamiga ee laga itaalka roonaaday. Arintaan ayaan la ogeyn waxa ay dawlada KMG ahi ka qaban doonto.

 

Mudugonline.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Here is wagacusub a mouth piece for all things anti-puntland.

 

Ergadii ugu horeysay ee Puntland oo Muqdisho lagu dhaawacay kadib weerar lixaadleh.

 

Muqdisho , Sabti, July , 14 , 2007 Waagacusub.com

 

 

Sedex ka tirsan ergadii Puntland ee shalay soo gaaray Muqdisho ayaa la xaqiijiyay inay ku dhaawacmeen weerar loo adeegsaday baasuukayaal,bambaanooyin iyo rasaasta fudud oo lala beegsaday kolonyo gaadiida oo ay lasocdeen xilli ay marayeen agagaarka Isgoyska Fagax ee Muqdisho.

 

Ergadaan oo si dirqiya ku gaaray Hotelka la dejiyay ee Guuleed waxaa mudo lala beegsanayay tacshiirada xoogan waloow ay Saraakiisha dowlada sheegteen in weerarkaas uusan khasaaro baaxad weyn geysan.

 

Sarkaal u hadlay kooxda Weerarkaas sheegatay oo lagu magacaabo Maxamed Cabdi ayaa Waagacusub u sheegay inay gubeen gaari ay la socdeen ergo reer Puntland ah hasse yeeshee Saraakiisha Ciidamada Puntland ee Muqdisho ku sugan way beeniyeen sheegashadaas.waxayse qirteen in lagu weeraray agagaarka fagax.

 

Inta badan Muqdisho waxaa ka dhacay weeraro lixaadleh iyadoo dagaal fool ka foola uu xalay kooxo hubaysan ku dhexmaray degaanada Shiirkole Offishaale iyo Fagax.

 

Kooxaha sheegta Muqaawimada Muqdisho ayaa waraaqo digniina ku daadiyay wadooyinka Muqdisho waxayna u digeen qof walba oo ku haminayo inuu ka qaybgalo shirka dib u heshiisiinta Muqdisho ee 15-ka bishaan maalinta qura naga xigto.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wishfull thinking, I love the way they gave away the hotel were the Puntland delegates were staying. Thanks very much.

 

However Puntland and the rest of Somalia have paid a huge price for peace and will continue to do so.

 

May Allah (SWT) protect and keep ALL the noble Somali delegates and civilians of Mogadishu from harm and the hands of the evil of these men who have broken the laws of Islam and made innocent Muslim blood theirs to take.

 

Amin/

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this