Sign in to follow this  
Cowke

Puntland Gives 1200 IDP'S Education

Recommended Posts

Cowke   

Ururka SYSA oo Waxbarasho u fidiyey 1200 oo IDP ah kuna dhaqan Garowe

 

Ururka wadanaiga ah ee marka Magaciisa la soo gaabiyo loo yaqaan SYSA ayaa markii ugu horaysay waxaa ay waxbarashado u fidiyen in kabadan kun qof oo ku jira xeryaha qaxootiga ee ku yaal magaalada Garowe, iyagoo gacan ka helay dhanka Mushahaar siinta Macalimiinta Hayadda Hormarinta waxbarashad ee EDC halka ay Ururkuna ay iyaguna ay gacan ka gaystaan agab yada kale ee iskuulaadku u bahan yahay waxaana ay wax ku bartaan qaab radiyaha wax looga gudbiyo

 

Dadkaan ay wax barayaan ururkaani ayaa waxaa dadooda lagu sheegay 12ilaa 6 sano jir kaamaka ay wax ka baraana waxaa kamida Kaamka Shabelle. Barwaaqo, ******** Siliga iyo Kaamka Riigaoo dhamaantood ku yaala Garowe

 

Caduur Aadan Caduur oo aan maanta kula kulanay Mid kamida kaamamka ay waxbarashada u fidiyeeb ayaa noo sheegay in ururku uu hada wax baraan 1200 oo arday kadib markii ay gacan ka heleen hayadda EDC, Caduur waxaa sidoo kale uu ii sheegay in qof walba si dhakhso ah ay wax ku baranayaa loona isticmaalayo Radiyaal, isla markaasna ay sii balaarin doonaan

 

marka laga yimaado Ururka SYSA oo Gacanta waxbarasho siiyay dad u baahnaa ayaa waxaa ay dadkaani horay u haysan waxbarasho ay ilmahooda gaystaan kuwaas oo ahaa Muruqmaal aan kana shaqaysan jiray shaqooyin ay ka mid yihiin Baalashka gabdha Dhaqida Gawaarida iyo wax la mid ah balse hada waxaa ay u muuqataa kuwa ka baxay jahligii oo ay u jeesteen waxbarasho, inta badan dadka qaxootiga ah waxaa la soo darsi jirtay waxbarasho lacag ah oo aan waalidiinta dhalay ilamaha aan awoodin in ay geeyaan iskuulaadka dhanka dhaqaalaha awgiis balse taasi waa mid meesha ka baxday kadib markii ay heleen waxbarasho lacag laaan ah.

 

C/naasir Naasiin Salaad

SBC International- Monitoring

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this