Sign in to follow this  
General Duke

Kismayu: the JVA murder more local civilians, why?

Recommended Posts

Horn "Now what is going on in Kismaayo is not clear even to I but I do know your usual colors and they do not hold sway with me. I will wait till I get a full picture of what is going on."

how many deaths will it take for you to get the real picture?

 

Juje "Sxb adkeysiga si baro wax badan aya kugu so fod leh."

 

Walle ada ubahan adkeysiga ee hadow ha la imaan calacal!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Horn, its clear that alot of innocent local civilains have been targeted in Kismayu by the JVA militia. You seem to be in denail adeer, but you will surely wake up soon. It matters not, these ignorant militia and their clan masters will pay a heavy price down the line. do not ever think our civilians lives will be forgiven

 

Juje, its clear there you have no clue as usual.

 

As for "insurgency" what we have in Mogadishu is the last gasps of the once "powerful" groups. They came to Baidoa and now are throwing bombs at cleaning ladies.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sheekh C/raxmaan Mire Cagay oo xalayu lagu dilay magaalada Kismaayo

 

Kismaayo (WNT)-Sheekh C/raxmaan Mire Cagey oo ka mid ahaa culimo u diinka magaalada Kismaayo ayaa xalay lagu dilay magaalada Kismaayo xilli uu taraawiixda ka soo baxay.

 

Wadaadka ayaa lagu dilay dukaankiisa isagoo markaas furanya oo ka soo baxay salaada taraawiixda xaafadda calanleey ee magaalada Kismaayo, ma jirto cid loo qabtay dilka wadaadka.

 

Horay ayaa magaalada gudeheeda maalin cad laga qafaashay laba wadaad oo dadka deegaanka oo iyada oo dadku daba yaacayaan lagu toogtay magaalada banaankeeda.

 

Arintaan oo lala beegsanyo dadka aqoonta leh ee u dhashay magaalada Kismaayo ayaa waxaa fuliya kooxda dooxaya Jubba oo wadda nadaam ay ku asal guurinayaan dadka deegaanka.

 

Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ku dhintay intii kooxdani magaalada la wareegeen dad ka badan 130 ruux intaas in ka badana ay ku dhaawacmeen.

 

Xarunra wararka Waayaha.net

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Naxar Nugaaleed:

Walle ada ubahan adkeysiga ee hadow ha la imaan calacal!

Wa ciddi calacal lagu yaqaan labadeena.. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Somaliyeey toosoo

Toosoo isku tiirsada

Hadba kiina taag daran

Taageera waligiin.

 

Dhibka waalaga baxayaaye dawlada yaan la mucaaridin!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this