Sign in to follow this  
General Duke

Kismayu: the JVA murder more local civilians, why?

Recommended Posts

Shiikh Habeenkii Xaley ahaaLagu Dilley Kismayo

Last Updated::2007-10-11 10:14:17

 

Kismayo (HRNet):-Allaha u Naxariistee Sh Cabdiraxmaan Mirre Jaamac oo ka mid ahaa Culimada ku dhaqan Magaalada Kismaayo

Isla Markaana ahaa Ganacsade ayaa Habeenkii Xaley ahaa waxaa lagu dilley Magaalada Ksimayo.

 

Shiikha oo Dilkiisa uu ka dhacay Xaafada Calanleey ee magaalada Ksimaayo ayaa Dilkiisa Geystey kooxo la sheegey in ay ku hubeysnaayeen Bastoolada waxaana ay Dilleen isaga oo ka soo baxey Masaajid ku yaalla Halkaas ka dib Sallaadii Taraawiixda ee Xaley.

 

Dilka Shiikhan ayaa waxaa uu ku soo Aadaya Xilli Dillalka loo geysanayo Dadka Rayidka ah ee aan waxba Galabsan ee sida Maalayacniga ah laysaga Leynayo Dillalkoodu uu noqdey Sida Qasabad Afka laga Furey.

 

Waxaana Tiro Beeshey sidoo kale Dhaca iyo Handadaadaha Joogtada ah ee Lagu Hayo Dadka Asal ahaan ka soo jeeda Magaalada Kismaayo ee Sida Rasmiga ah ugu Nool halkaas.

 

Beryihii ugu danbeysey Magaalada Kismaayo waxaa ka dhacayey Dillalkii ugu badnaa ee ka dhaca Magaalada Mudooyinkii ugu danbeysey.

Share this post


Link to post
Share on other sites

An organised murder campaign, in the month of Ramadan alone there have been many killed and all for being from a certain clan..

 

The locals will have their justice no doubt.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Duke, malaha indhahaadu meel kale ma arkaan haye?

Qarax ay Dad ku dhinteen oo ka dhacay Magaalada Kismaayo

 

Arbaco, October 10, 2007(HOL): 3 qof ayaa ku geeriyootay, 9 kalena waa ay ku dhaawacmeen qarax xooggan oo maanta ka dhacay Xaafadda Calanleey ee Magaalada Kismaayo, iyadoo qaraxanina uu ka dhashay miino dhulka lagu aasay oo nooca la hago ahayd.

 

Qaraxan ayaa sida la sheegay lala beegsaday Gaari uu saarnaa Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha Kismaayo Ninka lagu magacaabo Maxamed Cali Shire oo isagu aaney qaraxaas waxyeello ka soo gaarin.

 

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Dadka Qaraxa ku dhintay ay ahaayeen Dad rayid ah oo ku sugnaa Goobta Qaraxa ka dhacay oo ahayd goob Suuq ah oo ay Dadku ku badnaayeen.

Dadkii ku dhaawacmay Qaraxa oo la geeyay Isbitaalka Magaalada Kismaayo ayay Howl-wadeena Isbitaalka Kismaayo u diideen in ay dadka dhaawaca ah soo arkaan Saxafiyiinta, iyadoo aan la sheegi karin xaaladda ay ku sugan yihiin Dadkii dhaawaca ahaa.

 

Dhanka kalena, Ilo Wareedyo ku sugan Kismaayo ayaa waxay sheegayaan in Qaraxa uu ahaa mid la damacsanaa in lagu dilo mid ka mid ah Sirdoonka Itoobiya oo ku sugan Kismaayo, kaasi oo dhowr habeen ka hor lagu weeraray isla xaafadda Calanleey.

 

Ugu dambeyntiina, Qaraxan ayaa ah kii ugu horeeyay ee noociisa ah oo ka dhaca Magaalada Kismaayo ee Xarunta u ah Gobolka Jubbada Hoose, inkastoo horaantii sanadkan uu ka dhacay Qarax Bambaano nooca gacanta laga tuuro ah, kaasi oo sababay dhaawaca Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo weliba kuwa maamulka Gobolka Jubbada Hoose.

 

Salaad Iidow Xasan (Xiis),

 

Mogadishu, Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites

Horta dilka culimada meel kasta ayuu ka socdaa. Allaha u naxariisto cid kasta oo gacanka xaqdarani dishay, balse waxaan kuu sheegayaa Duke, haddaad miino dad u dhigtida adna guriga ayaa laguu imaani, maxa ka heshay markaaa.

 

Hadda meel kasta wa idinka soo gubatay, ma waxaad isticmaalaysaan Wadaad card. Ma samirtaan ninyahow ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^All deaths are tragic, in Mogadishu you have an ongoing battle. Baidoa was calm and few deaths from the suicide bomber.

 

Kismayu on the other hand you have a group, who claim to be part of the system and killing individuals from the local clans.

 

Anyhow it will get resolved one way or the other.

LLP, what evidance do you have that the landmines was placed by the Ulema who were killed?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by The Duke:

^^^All deaths are tragic, in Mogadishu you have an ongoing battle. Baidoa was calm and few deaths from the suicide bomber.

Kismayu on the other hand you have a group, who claim to be part of the system and killing individuals from the local clans.

Could you please expand on more about the 'system' you mention which justifies the killing of those in Mogadishu but abhors the killing of those in Kismayo.

I knew you were sick Duke but I might have overly estimated you.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Indeed. In Mogadishu the murders of police, soldiers, civilians, street children and cleaning ladies comes from the side of the armed criminal gangs.

 

As for the TFG, it arrests, it fights armed groups and never targets civilians.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by Juje:

quote:Originally posted by The Duke:

^^^All deaths are tragic, in Mogadishu you have an ongoing battle. Baidoa was calm and few deaths from the suicide bomber.

Kismayu on the other hand you have a group, who claim to be part of the system and killing individuals from the local clans.

Could you please expand on more about the 'system' you mention which justifies the killing of those in Mogadishu but abhors the killing of those in Kismayo.

I knew you were sick Duke but I might have overly estimated you.
Sick doesn't describe particularly when he ignores the fact that just yesterday a road bomb was set for the elders in Kismaayo from one clan.

 

If his reasoning is universal, what is the difference between what happened in Kismaayo and what happened in Mogadishu?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Mogadishu you have armed groups fighting? Did you not claim things were under control in Kismayu with Taano & Dheere or is there a clan war there as we all thought before. If so, then be clear that your militias are murdering civilains walking from Mosques and businessmen because of their clan.

 

Be` clear adeer, because we will hold Taano, Dheere, Hiiraale and all their militias for these deaths. The claim that these militias want peace makes no sense with the constant killings of civilains, not even of any rank, in any adminstartion.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kismaayo : Maalmihii ugu danbeeyey oo lix qof lugu dilay Magaalada Kismaayo hal beelna ka soo wada jeeda.

11. oktober 2007

 

Kismaayo(AllPuntland)- Tan iyo markii ay magaalada Kismaayo gacanta ku dhigeen Maleeshiyaadka gacanta ku haya waqtigan waxaa ka socda falal amaan ka dhan ka ah ayadoo dhamaantoodna falalkaasi lala beegsanaya dadka ganacsiga ku heysta Magaalada Kismaayo.

 

Habeenkii xalay ahaa magaalada waxaa lugu dilay ganacsade dagenaa Xaafada Calanleey ayadoo dilkaasina ay geysteen dad aan la aqoonsan inkastoo lugu eedaynayo beelaha gobalka daga qaar ka mid ah.

 

Ganacsadaha la dilay ayaa lugu magacaabaa Cabdi rixmaan Mire,waxaana dilkiisu dhacay Saqdii dhexe ee xalay isagoo lugu dilay bartamaha Bakhaar uu ku leeyahay Xaafada Calanleey ee magaalada Kismaayo.

 

Niman Madaxa soo duubtey ayaa ninkan dilay ayaa wararku sheegayaan in ay baxsadeen nimankii dilkan geystay ,mana jiraan wax baaritaano ah oo ku aadan dilkaan xalay ka dhacay Magaalada Kismaaayo.

 

Beelaha gobalka wada daga oo aan aheyn nabad iyo Colaad midna ayaa horseeday in ay sii bataan falalka noocaan oo kale ,ayadoo wararku sheegayaan in aysan jirin cid illaa hada ka wada hadashey dilalka qorsheysan ee ka dhacaya Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose.

 

Shaleyna waxaa magaalada ka dhacay Qarax Bam oo lala beegsaday dad Shacab ah uuna ku dhawaacmey nin lasheegay in uu yahay Afhayeenka Beesha **** magaciisa lugu sheegay Xasan Maxamed Cali Xasan Dheere.

 

Faarax C/qaadir Geylan

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by The Duke:

[QB] ^^^Mogadishu you have armed groups fighting?

No adeer, you have insurgents in Mogadishu and if insurgents could be defeated hundreds of thousands of U.S soldiers would have already pacified Iraq.

 

Now what is going on in Kismaayo is not clear even to I but I do know your usual colors and they do not hold sway with me. I will wait till I get a full picture of what is going on.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by The Duke:

^^^Mogadishu you have armed groups fighting? Did you not claim things were under control in Kismayu with Taano & Dheere or is there a clan war there as we all thought before. If so, then be clear that your militias are murdering civilains walking from Mosques and businessmen because of their clan.

Just look at your reasoning here between Mogadishu and Kismaayo and tell me if it doesnt sound utterly ******.

Justifying the dead of civilians when it suits you and crying "ya tol ahey" marki ay xabaada dabada kaga dhacdo. Sxb adkeysiga si baro wax badan aya kugu so fod leh.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this