Sign in to follow this  
General Duke

Bossaso: Puntland public welcome naming of new cabinet.

Recommended Posts

Dadwaynaha Bosaso oo soo dhaweeyay Dhisida Wasiirada cusub ee Puntland

 

Xalay ayay ahayd markii uu madaxweynaha cusub ee DGPL C/raxman faroole uu kudhawaaqay dhisdida golaha wasiirada csub ee puntland oo haatan lamagacaabay 17wasaaradood iyadoo ay sidoo kale uu dahwaan madaxweynuhu kudhawaaqayo xubno kale oo wasiiro ah ,

 

Kudhawaaqista xalay kadib ayaa waxaa gudaha magaalada bosaso ilaa iyo xalay lagadareemayay in dadwaynaha kudhaqan bosaso ay aad utaageersanyihiin dhismaha golaha cusub

 

Saaka ayaa waxaa Micraphonka SBC international ladhexqaadnay qaar kamid ah dadweynaha kudhaqan magaalada bosaso waxayna intoodabadan ay dareenkooda kumuujiyeen in madaxweynuhu uu haatan sameeyay talaabo muhiim ah oo loobaahnaa ,

 

Dadweyne farabadan oo SBCInternational ay weydiisay dareenkooda ayay sheegeen in madexweynuhu uu soo xulay dad loobahnaa oo aqoonyahano ah.

 

Intabadan dadweynaha kudhaqan magaalada Bosaso ayaa dareenkooda si aad ah ugumuujiyay in ay si aad ah utaagersanyihiin dhisida golaha cusub ee wasiirada iyadoo dadku intooda badan ugubaaqay madaxweynaha in uu sii hora mariyo sidii uu uhoramarinlahaa Puntland amaankana usugi lahaa

 

Masaxweynaha oo ladoortay 8dii janauary ayaa ilaaiyo intii ladoortay waxa uu si aad uguimashquulsanaa in uu soo doorto dawlad awood leh isagoo intabadan madaxweynuhu la orankaro waxa uu haatan soo xulay dad intabadan laguturiyo dad aqoon yahano ah

 

Cismaan Axmed Ciise (Turaabi)

SBCInternational- Boosaaso

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this