Peace Action Posted March 24, 2006 Wind - May be you should think before post or write. What is your beef with Puntland, do you want it in flames? The most peaceful region of all Somalia for 15 years is not going to turn back the clock to discord fortunately. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted March 24, 2006 I wonder what is this dude/dudete 'somalipride' is on! This person is a BIG time polluter on this forum. And especially his/her obsession with HornAfrique posts became worse these days. Waryee Hornafrique, u shid dee, ka qaaci jiniyaha! "Qofku wuxuu isagu yahayuu dadka kale moodaa" ayaan maqli jiray, malaha ruuxani isaga/iyada ayaaba moodaa inuu 1000 magac halka ku leyahay! I wonder when he/she'll say that I am Hornafrique! am Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xoogsade Posted March 25, 2006 Originally posted by Xarago: Ha huuno waa mid adiga weli ku dhiman badhashadiisa.. Maxaa isugu dhibtaa lahjadaan reer waqooyiga oo aa keeni karin? Meeqaa reer waqooyi qabiil ahaan ka dhashay haddana ku kortay xamar? Afka xamariga lasoo bax, I know you are excellent speaker of it. Xusuuso markaa kusoo biirtay meeshaan sidaa wax u qortay, that was really cool. And I mean Af soomaaligaada. Beyzaaniyaddaada caadiga ah kusoo noqo warkaan aa qoreesid madax xanuunuu leeyahay. This "dh" in every word is surely annoying lool. Teeda kale, caasiyaa tahay. Adigoo kale waxaa la rabay inaa warkaan Somaliland isaga baxdo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted March 25, 2006 ^^Xoogsade, xataa lahjo reer waqooyiga kuma jirto kalmadan [badhashadiisa] Waligeed lama maqal. Marka Xarago waxaan leeyahay carabka ha cunin inta aad meel kasta oo aad 'r' ku aragtid gelinaysid 'dh' am Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xoogsade Posted March 25, 2006 LOL Allamagan, adigaaba si qurux badan hilfaha ugu geddiyay xaajiyo Xarago. Duqda kacaamad weynaatey waaye noo saxib, Gadaal ka gaar goob dumis waaye ma maqli jirinoo? Xataa afkii ay ku hadli jirtay wey ku xanaaqday. Quote Share this post Link to post Share on other sites