MoonLight1 Posted February 23, 2010 Xaafadihii qadiimiga ahaa magaalada Baydhabo oo magacyo Hogaamiyeyaal loo bixiyay Magaalada Baydhabo oo ah xarunta Gobolka Bay kana mid ah magaalooyinka ugu waa weyn dalka Soomaaliya ayaa markii u horeysay waxaa ka dhaqan galay amaro ay soo rogeen Xarakada Alshabaab, kaas oo ay magacyada ugu rogeen. Xaafadaha qadiimiga ah ee magaalada Baydhabo ayaa magacyada laga wada badalay, waxaana loo bixiyay magacyo Islaami ah iyo magacyada qaar ka tirsanaa Hogaamiyeyaashii Al-Qaacida ee geeriyooday. Tani ayaa dadka ku tilmaameen mid ay ku suulinayaan Shabaab dhaqanka Soomaalida iyo waxyaabaha soo jireenka ahaa, sida magacyada xaafadaha iyo meelaha qaar oo ay u bixiyeen magacyo dad dibada uga yimid. Afarta xaafadood ee ay ka kooban tahay magaalada Baydhabo oo lagu kala magacaabo, Isha, Bardaale, Mursal, dhamaan xaafadahaas ayaa loo bixiyay Magacyada Salaaxudiin Ayuubi. Xaafada Isha ayaa waxaa loo bixiyay Abuu Muscab Al-Zarqaawi oo ahaa Hogaamiyihii Al-Qaacida ee dalka Ciraaq, waxaana sidoo kale jira xaafado kale oo iyana loo bixiyay magacyo kale. Wararka qaar ayaa sheegaya in qorshahan uu yahay mid ay Shabaabku ku doonayaan in dhamaan xaafadaha magaalooyinka dalka ay ku magac rogaan, iyadoo dhowaan ay aheyd markii Suuq ku yaal degmada Baraawe loo bixiyay magaca Saalah Nabhaan oo sanadkii la soo dhaafay diyaaradaha dagaalka Mareykanka ku dileen agagaarka degmada Baraawe. Arrintan ayaa imaaneysa xilli Shabaab ay sii xoojiyeen deegaanada ay gacanta ku hayaan, kuwaasoo la sheegay in caburin iyo dhibaateyn ay ku wadaan shacabka ku dhaqan deegaanada ay maamulaan. Jowhar.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted February 23, 2010 They are sometimes funny. Now if they want they will name bakaaraha as Shangooli, xafada Sayidka to Godane .... Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted February 23, 2010 I can imagine Hargeysa will become Midiinatul Godane, Naas hablood will be named Torabora, Burco will become Qandahar, Laascaano will be named Falluujah, Garowe will become Abuqatada city, and finally Galkacyo will be named Kashmir. Welcome to Alshabab's plan for 2010. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted February 23, 2010 It seems they are well aware of their fate so they want to leave lil names to be remembered...? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted February 23, 2010 looooool how about Osama Bin Laden city. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted February 23, 2010 They have my support when they name Hargaysa madiinatul Dajiye... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted February 23, 2010 ^^^^^ And they have my support the day they name Dhoobley - Goobti Godane and Kismaayo as - Kurkistan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted February 23, 2010 ^That might happen tomorrow. But are you a man of word? Quote Share this post Link to post Share on other sites