Sign in to follow this  
Che -Guevara

Kismayo weekly whacking

Recommended Posts

Just who is in charge of the security. It seems some random person is being killed weekly. Do those that control the city condone these killings or are they just unable to do anything about them?

 

Kismaayo 12, June.07 ( Sh.M.Network) Kooxo dableey ah ayaa nin ganacsade ah ku dilay shalay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose, xilli amaanka magaaladaasi uu faraha ka sii baxayay maalmihii la soo dhaafay.

 

Ganacsadahaan oo la oran jirey Axmed Kheyr ayaa waxaa toogasho ku dilay nin hubeysan xilli Marxuumka uu sii galayay gurigiisa, isagoo ku naf baxay wajahada hore ee Hoygiisa, ka dib markii ay ku dhacday dhowr rasaas ah sida ay sheegeen dad goobjoogayaal ah.

 

Gacan ku dhiiglaha falkaan dilka ah geystay ayaa ka baxsaday halkaasi, ka dib markii ay soo gaareen ciidamada amaanka.

 

Lama yaqaan sababaha ka dambeysa dilka ganacsadahaan, laakiin Waxaa soconaya baaritaano ay wadaan saraakiisha Booliska.

 

" Waxaanu wadnaa baaritaano ku aadan arintaan iyo waliba ninka falkaan dilka ah geystay" ayuu yiri taliyaha ciidamada booliska magaalada Kismaayo Ibraahim Shanfool oo u waramay shabelle.

 

Dilka Ganacsadahaan ayaa ku soo beegmaya xilli xaaladda amaan ee magaalada Kismaayo ay ka sii dareysay maalmihii la soo dhaafay oo ay ka dhaceen falal dil iyo dhac ah oo loo geystay dad rayid ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

^Yaa nabada loo xil saaray? Oh....I forgot. All eyes on Buulo-gaduud for now.

 

 

On a serious note, Kismaayo is in bad shape. It seems as if those infamous isbaaro are reappearing in Kismaayo streets. Getting worst by the day. I phoned the other day and I was told people are risking their lives by going to the masjid for Cishaha. Certain area you lose your mobile and/or not be back to see your family. Ilaahaa u maqan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this