xiinfaniin Posted December 2, 2010 Kuweyt:(Allpuntland)-Amiirka Dalka Kuweyt Sheekh Sabaax Al-Sabaax ayaa Qasriga Madaxtooyada ee dalka Kuweyt si rasmi ah ugu qaabilay Wafti sare oo reer Puntland ah kuwaas oo uu horkacayo madaxweynaha Dawlada Puntland ee Soomaaliyeed islamarkaansa ay kamid yihiin Xubno katirsan Golaha Wasiirada & Madaxtooyada dawlada Puntland. Kulankan dhexmaray Amiirka Kuweyt oo ay la joogeen xubno sarsare oo katirsan Madaxda dalkaas & Waftiga Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole) ee kusugan Kuweyt ayaa looga hadlay Arimo badan oo ku saabsan xaalka Soomaaliya gaar ahaan Puntland. Waftiga Madaxweyne Faroole ayaa Amiirka Kuweyt uga warbixiye Xaalada dalka Soomaaliya gaar ahaan Puntland & Hor’umarkii ay ku tilaabsatay Mudadii ay jirtay,waxaana ay sidoo kale Amiirka Kuweyt gudoonsiiyey Waraaqo ka hadlaya Arimo badan oo quseeya Puntland. Madaxweynaha Dawlada Puntland ee Soomaaliyeed ayaa Warbaahinta u sheegey in guud ahaan ay isku afgarteen madaxda Kuweyt arimihii la’isku soo qaaday,isagoo sheegey in Kuweyt ay balanqaaday in Puntland ay ka taageerayso Hor’umarka gaar ahaan dhisitaanka & dib udayactirka Kaabayaasha Dhaqaalaha ee Puntland. Cabdiqani Xayir Allpuntland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 2, 2010 Any pictures??? Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted December 2, 2010 Kuweyt:Madaxweynaha Puntlland Dr.C/raxmaan Faroole ayaa saaka waxaa uu isaga iyo wafdi la socda ay kulan la qaateen amiirka dalka Kuweyt, wafdiga Madaxweynaha Puntlland ayaa waxaa kulankooda ay sheegeen in ay amiirka dalka Kuweyt ay kala hadleen arimo u badan dhaqaalaha iyo in wax laga qabto kaabayaasha dhaqaalaha ee Puntlland. Warka oo faahfaahsan dib ayaan idin kala soo socodsiin doonaa insha Allaahu Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted December 2, 2010 Xaaji Xunjuf, we shall wait for more pics from Puntland sites. Laakiin odogu waa shaqaynayaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hales Posted December 2, 2010 I wonder if this was the Muslim country thats funding the anti-piracy force? Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted December 2, 2010 ^^It does not matter, or does it, who funded the anti piracy forces. Fact remains it is a good investment for Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mayaani Posted December 2, 2010 it matters when Putland isn't consult with central goverment or they are another country that is part of union or so called federal. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 2, 2010 ^^^Puntland has every right to develop its regions, thats in the interest of the Somali people. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Garaad Bari Posted December 3, 2010 weldone p/land clean the mess! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sophist Posted December 3, 2010 Rumour has it Kuwait is that Muslim country!. Interesting development. I am heading up that way in couple days insha Allah. S Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted December 3, 2010 Originally posted by xiinfaniin: Kuweyt:Madaxweynaha Puntlland Dr.C/raxmaan Faroole ayaa saaka waxaa uu isaga iyo wafdi la socda ay kulan la qaateen amiirka dalka Kuweyt, wafdiga Madaxweynaha Puntlland ayaa waxaa kulankooda ay sheegeen in ay amiirka dalka Kuweyt ay kala hadleen arimo u badan dhaqaalaha iyo in wax laga qabto kaabayaasha dhaqaalaha ee Puntlland. Warka oo faahfaahsan dib ayaan idin kala soo socodsiin doonaa insha Allaahu They were in PL months ago. Where is the Emir? Same guys from Xiin's photo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qodax Qorax Posted December 3, 2010 The Emir is 80 years old, very short and doesnt have a beard. He has a holiday house in Sheick, Somaliland. Riyaale has met him more then year ago. Somaliland press Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted December 3, 2010 ^^ Somaliland Press is lying too . The Amir of Kuwait is called Sheikh Sabah al-Ahmad al-Jabir al-Sabah (not Nawaf). Arr Somalida maxa beenta ku kalifay? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qodax Qorax Posted December 3, 2010 Adeer, Riyaale wuu la kulmay a year ago. Are they also lying about the house in sheick? Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted December 3, 2010 ^^ Dee I'm going by the link you posted, saaxib. It has the wrong Amir's name. Quote Share this post Link to post Share on other sites