General Duke Posted December 14, 2006 Baydhabo: " Saacaddu waxay u sii socotaa dhinaca dagaalka" Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Khamiis, December 14, 2006 Baydhabo(AllPuntland)-Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Major Gen: Ismaaciil Qaasim Naaji ayaa sheegay in ciidanka dawladda federalka ay u diyaar gaorobeen inay iska difaacaan dagaalka maxkamadaha Muqdisho uga imaanaya. Gen: Naaji oo u waramayay wakaaladda wararka ee reuters ayaa sheegay in Moralka ciidanka xoogga dalka uu yahay mid aad u sareeya, waxayna diyaar u yihiin ayuu sheegay dagaal. Gen: Naaji oo dusha ka eegayay xilliga uu waraysiga bixinayay tabobar ciidanka xoogga dalka u socday ayaa sheegay in saacaddu dhinaca dagaalka u sii socoto. Maxkamadaha ayuu ku eedeeyay inay duullaan dhowr jeer ku soo qaadeen fariisimada dawladda, ayna doonayaan inay bur buriyaan dawladdii muddada waqtigu kusoo lumay. Wariyaha wakaaladda wararka ee reuters ayaa sheegay in ciidanka xoogga dalka oo kullabisan dharka ciidanka ay ku diyaar garaysan yihiin xerada Mannaas iyo xeryaha kale ee dawladda, waxaana wariyuhu intaasi ku daray in ciidamo kale oo cusubna ay kusoo biireen ciidamada tabobarka qaadanaya. Xaaladda ammaan ee gobollada Baay iyo Bakool ayaa ah mid kacsan ,ayadoo maxkamadaha Muqdisho ay dhowr tuulo la wareegeen labadii maalmood ee ugu danbeeyay. Dawladda federaalka Soomaaliya ayaa maxkamadaha usoo jeedisay eed kusaabsan inay doonayaan inay bur buriyaan dawladda Soomaaliya. CCC Farayaamo AllPuntland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jaylaani Posted December 14, 2006 Xooga DALKA SOOMAALIYEED oo diyaar u ah weerar kaga yimaada MAGAALAGA MADAXDA DALKA SOOMEELIYEED ee MUQDISHO. That doesn't add up. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 14, 2006 ^^^The capital is Baidoa saxib, Mogadishu is the former capital. Since the defenition of a capital is the seat of government. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted December 14, 2006 Ciidamo ka soo baxsaday dowladda oo ku soo biiraya maxkamadaha Mogadishu 14, Dec.06 ( Sh.M.Network) – Ku dhowaad 100 ciidan ah oo wata 6 gawaarida dagaalka ayaa ka soo goostay dowladda Somalia, iyagoo isku soo dhiibay ciidamada maxkamadaha islaamka, haatana uu abaabul aad u xoogan uu ka socdo deegaanka Buulo Mareer oo lagu soo dhaweynayo. Maleeshiyadan oo daacad u ahaa Xildhibaan Bootaan Ciise Caalim oo ka tirsanaa isbaheysigii la dagaalanka argagixisada ee kal hore lagaga adkaaday dagaaladii ka dhacay caasimadda, horeyna uga tagay deegaanka Suuqa xoolaha ee magaalada Muqdisho ayaa waxa ay maanta go'aansadeen in ay ku soo laabtaan magaalada Muqdisho. Ilaa 100 maleeshiyo ah oo wata 6 gawaari dagaal oo isugu jirta 3 yaryar iyo 3 waaweyn ayaa haatan ku soo fool leh dhinaca deegaanka Buulo Mareer, iyagoo ka soo gudbay dhinaca degmada Diinsoor, waxaana deegaanka Buulo mareer ka soconaya soo dhaweyn loogu diyaar garoobayo maleeshiyadaan sida uu shabelle u sheegay Macalin farxaan Warsame oo ka tirsan maxkamadaha islaamka Somalia. Waxa uu meesha ka saaray in ay jirto wax baayactan ah oo maleeshiyadaan lala galay intii ay joogeen magaalada Baydhabo si ay ugu soo wareegaan dhinaca magaalada Baydhabo. Maleeshiyadaan ayaa waxa ay isku dhaceen sida la sheegay ciidamo Ethiopian ah duleedka xerada Manaas markii ay u soo ambabaxeen dhinaca degmada Diinsoor. isku dhacaasina waxaa uga geeriyooday hal ruux oo sida haatan wararka lagu helayo lagu aasay dhinaca degmada Diinsoor. Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay dowladda Somalia oo ku aadan arintaan, iyadoo xiriir aanu la sameynay dhinaca dowladda aysan inoo suurto galin in aynu helno. Shabelle Media Network Kenya E-mail us: info@shabelle.net Shabelle Webmaster: baabul@shabelle.net orginally posted by Mini Gen Naji aka General Duke Gen: Naaji oo u waramayay wakaaladda wararka ee reuters ayaa sheegay in Moralka ciidanka xoogga dalka uu yahay mid aad u sareeya, waxayna diyaar u yihiin ayuu sheegay dagaal. Ceebey tacaal, ma isku ciidan bayse kuwaani ahayn uu kala firxadku ku dhacay, aaway niyad sarrayntii ma sidaan baa la yiraa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jaylaani Posted December 14, 2006 Duke LOL@BAYDHABO is the capital of Somalia.... I think that only exist in the mind of your kind. Waar wax iskula hadh...hadaad dhimanayso dhareerkaa layska duwaaye. The word on the street is, you adeero A/Y might NOT make it the end of the year. Waxaan la yaaban nahay halka militia Puntland soo mari doonto markay arin tani dhamaato ee la jabiyo ilayn dhexdoo dhan waa laga fadhiyaaye. waxaan arkaa adigo halkan ka cabaadaya maalin aan fogoyn oo leh ODAYGII XUMAA C/Y AYAA WAXAA NOOGU WACAN. "Ninkaan waxa soo socda garan waxa jooga ma garto" If his health holds up and survive long enough, he will be defeated militarily. A/Y "election" in Kenya was set up by USC, ICU and others to eliminate Puntaland and your uncle fell for it. They later allowed him to move his militia from Puntland deep in the south. He fell for that one as well. They knew this day was coming and they knew no one out side of their particular clans would be crown the presidency seat of SOMALIA. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 14, 2006 ^^^ Saxib, your deeply held clan animosity asdie, the TFG is the only recognised national governemnt in Somalia by the Somali's, including the Clan Courts and their media. They may say "weak government" but they do not refer to it as " non government". The security council has endorsed this governmebnt as well. Baiodoa is the seat of government until it clears the few remaining obsticles in place. Somaliland is not an obsticle, the clan courts are and they will be removed insha Allah. Thus what you say in this matter, will do little I never expected you to support President Yusuf and trust me it does not concetrate even my mind. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted December 14, 2006 by Genral Duke Thus what you say in this matter, will do little I never expected you to support President Yusuf and trust me it does not concetrate even my mind. loool.......your expectations aanba la yaabay xoogeeda, plus taageeradu xoog miyaa waa yaabe? And even if someone does not want to support a warlord or his weak government dembi miyaa? Adiguse waa yaabe saaxiiboow horta dowladnimada Soomaaliyeed miyaad dadka ka xigtaa? ma dadkaadse dabiin ka noqotaa cidda ay taageeraan. Wallee waa yaab....goormaa Soomaali qabyaalad iska deyn? Ilaahoow noo gargaar marna kama quusanyno naxariistaada. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 14, 2006 ^^^Saxib, You seem to be confusing yourself, I choose to support a national government, weak as it maybe with my clan having only 61 out of its 275MP's with my sub-clan only having 12 MP's out of its 275. I support this government that was created in Nairobi, which was neutral and in which every Somali clan elders sent their representations and all major players including Abdiqasin took part in its contest. I support this government that is not based in my clan region, that is based in Baidoa which my clan does not dominate nor is even geographicly located. I support this government weak as it maybe, that has the support of all Somali's and the international community. So dear Abwan, is it not you who hates the government, because its President is from Puntland? And resent that my sub-clan's 12 MP's. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jaylaani Posted December 14, 2006 Duke, First of all, Somaliland has nothing to do with my personal perspective. Lets make clear on that one. Due to the current conditions and dynamics of Somali politics, my assessment is more close to the reality on the ground than your illusion dream. I know you don’t believe this but I would love to see Somali proper with functioning, well to do and able government. I'm just NOT convinced that your uncle and his family dreams of rising from the dead again to rule Somalia is feasible. Just look at this forum. The only individuals that are supporting this so called government have direct link of clan affiliation with A/Y. I wonder why. Truth hurts but that is the fact. The sooner you realize that the better.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 14, 2006 ^^^Indeed the clan is a major issue, thus Abwan will come here defending his Clan Courts and used nice religious words to back up his group. Yesteday he used to argue for the warlords and Sharif Xasan, when they where against the governemnt. Nayruus was on board with the TFG and then defected to Clan Courts when he heard Turki and the Kismayu take over. You have all the secesionist coming from Burco-Hargaysa-Berbera traingle, including yourself, Red Sea, Northerner, Ayoub Shiekh, Suldanka. All are on board with hating the Clan Courts except when it is facing their old enemy Yusuf, the unionist and Federalist. They would like to see the Clan Courts destroy, Puntland and the TFG while itself getting weaker. MMA, with his many guises, gets upset when ever the RRA has a bad day and resents any percieved weakness from his clan. Thus pointing the finger at me alone or Puntlanders is misplaced. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted December 14, 2006 Sxb Duke, anigu from day one waan ka soo horjeeday dowlad ku sheegta warlords-ka and beleive you me my thinking is not shaped by qabyaalad. When la helo hoggaan ku yimid rabitaanka shacabka my taageero is bannaanka laakiin inta horreysa ducada ayaan badinayaa in Ilaah khayrka na waafajiyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 14, 2006 ^^^Saxib, saxib, men are imperefect thus one has to take what he has. I am for a national federal governemnt for the Somali's and I know the price for getting it is not easy and will take time. We are no different to Djibouti, Eritrea, kenya, Ethiopia or any Arab country, so why should my people suffer while others dont? Quote Share this post Link to post Share on other sites
ElPunto Posted December 14, 2006 Originally posted by Jaylaani: Duke, First of all, Somaliland has nothing to do with my personal perspective. Lets make clear on that one. Due to the current conditions and dynamics of Somali politics, my assessment is more close to the reality on the ground than your illusion dream. I know you don’t believe this but I would love to see Somali proper with functioning, well to do and able government. I'm just NOT convinced that your uncle and his family dreams of rising from the dead again to rule Somalia is feasible. Just look at this forum. The only individuals that are supporting this so called government have direct link of clan affiliation with A/Y. I wonder why. Truth hurts but that is the fact. The sooner you realize that the better.. Anyone who participates in the Politics section as much as you can hardly lob clan based insults at another. Much less declare that their 'assessment is closer to reality'. Bal iska amus. If your opinion comes to pass - everyone will see it. Meantime - tone it down. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted December 14, 2006 with my sub-clan only having 12 MP's out of its 275 so waaba kuu xisaabsan yihiin this shows it is all about clan. sxb inta badan 275-ka aad sheegaysaan waxay ila tahay in la yaqaan background-kooda iyo dhibka ay Soomaali u geysteen. Anigu iima kala roona kulligood, mid aan sub-clan u arko sidaadana maba jiro. I wish in karti iyo hufnaan lagu dooran lahaa...........SUB CLAN KU LAHAA.......... Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 14, 2006 ^^Mr Abwan, quite with the nonsence saxib, if Clan representation does not matter to you then so be it. But it matters to people back home. They fought 16 years over it. People supported Aydeed's blood letting over it. The Arta governemnt of Abdiqasin designed the 4.5 formula, wronga s it maybe, groups from Mogadishu supported it, incluidng Xasan Dahir, who called it a "Xalal" government, thus this one is "Xaran" since Abdiqasin lost in the first round..amazing. Now they even set up "islamic courts" over it. Thus Al-Furqan, Chircoole, Ifka-xalin and Dayniile courts are only different becasue of clan representation. SUB-SUB-CLAN representation.. Saxib engage in the debate and stop the denials, you have no leg to stand on. You support Clan based Courts but oppose clan based governemnt.. Quote Share this post Link to post Share on other sites