Gheelle.T Posted December 3, 2008 If Adde would accept a defeat and knows his failures(which I doubt he knows)he would have resign long time ago. Adde wants to stay and he knows odds are against him, but still thinks he can pull this out with the help of Abdullahi. We will wait and see. Somalipride, who are those that wants to destroy Puntland? And what's holding them now? If Adde cares about that place, it would have been better today then it was 4 yrs ago and thats not the case my friend. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted December 3, 2008 Somalipride, who are those that wants to destroy Puntland? And what's holding them now? If Adde cares about that place, it would have been better today then it was 4 yrs ago and thats not the case my friend. We'll I am pretty sure that the many different factions in the south, whether it be the leadership of the ICU or Al Shabab want to install their own Somali wide Government, which they've said numerous times. Plus They are already spreading in the south and gaining momentum. And we both know that if the Ethiopians ever left (which I doubt they will), the forces from the South would rush to "try" and take over Puntland. I think the only thing stoping them from waging war is the AU forces led by Ethiopia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted December 3, 2008 Not only Puntland State of Somalia, the Somali President, but also the speaker of the house Aden Madowe too rebuffs this latest agreement. The news below. Faafaahin:- Ku Saabsan Shirkii Dhaxmaray Raiisul-wasaare Nur Cadde iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Madoobe. Waxaa maanta ka degay Baydhabo,xarunta barlamaanka somalia Ra/isulwasaare Nuur cadde oo ay wehliyeen 5 xildhibaan oo Nairobi ka soo raacay.waxay markii hore ku degeen Airport Muqdisho oo ay saacad kadibna uga sii gudbeen airport Baydhabo. Nus saac kadib wuxuu la shiray guddoomiyaha barlamaanka oo ay wehliyeen xubno ka tirsan guddi-hoosaadyada barlamaanka,waxaana uu soo bandhigay ujeedadii socdaalkiisa oo uu ku sheegay inuu Barlamaanka u soo gudbinayo xubnaha cusub ee liiska golaha wasiirada ee uu Madaxweyne Yusuf hore ugu diiday. Guddoomiyaha Baarlamaanka Sheekh Aden Madoobe iyo xubnaha kale ee la shiray Ra/iisulwasaare Nuur cadde,waxaa la hor dhigay xeerka barlamaanka ah sida gole xukuumaded uu R/wasaare barlamaanka u hor keeni karo oo ah mid leh qaab isku shaandhayn ah oo madaxweynuhu soo raaciyo warqad sharci ah iyo gole xukuumadeed oo dhan(buuxa)oo loo rabo kalsooni-siin oo iyada uu warqad sharci ku soo lifaaqo madaxweynaha. Nuur cadde markii meel uu ka maro uu waayey labada sharci-barlamaan ayna suuragal noqon wayday in Gudoomaiyaha Baarlamaanka Aden madoobe soo dabco,isaga iyo xubnihii la socday waxay dib uga dhoofeen baydhabo iyagoo u amba-baxay Nairobi,sida ay xaqiijiyeen goobjoogayaal . Sida muuqatana wareegii hore ee taageeradii buuxda aheyd ee barlamaanka uu ka helo Nuur cadde halkaa ayey ku dhamamtay. Illo lagu kalsoon yahay oo ku sugnaa shirka ayaa waxeey sheegeen in xubnihii barlamaanka ee la shiray Nuur cadde oo uu horkacayey guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Sh Aden madoobe waxaa markii la soo qaaday shirkii nabadda Jibouti tallooyinkii ka soo baxay loo sheegay in cidii dawladda u soo saxiixday heshiiska ay qoraal faahfaahsan iyo heshiiskii oo buuxda soo hor dhigto barlamaanka ayna tahay in markaas kadib barlamaanku uu ka doodo,go'aana ka gaaro,tas oo soo gunaanaday jab siyaasadeed iyo Nuur cadde oo ku soo hungoobay Baydhabo. Shube C/kariim Xafiiska Warqabadka ee Shabakada Carmooyin.com Carmooyin@hotmail.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Poker Posted December 4, 2008 waxaasoo cabaadi muxuu ahaa.... Quote Share this post Link to post Share on other sites