OLOL Posted November 13, 2006 Baaq ay wada jir usoo Saareen Waxgaradka reer Puntland ee Minnesota Ku: Dawlad goboleedka Puntland Ku: Culimo Awdiinka Puntland Ku: Isimadda Puntland Ku: Aqoonyahanka iyo siyaasiyiinta Puntland Ku: Shacabka Reer Puntland Ujeedo: Baaq Waxaan Qirsanahay wanaaga badan ee uu sameeyay Dawlad Goboleedka Puntland ee ay ku bahoobeen beelaha wada dhashay ee Puntland. Waxaan kaloo ka soo horjeednaa waxkasta oo dhibaato ku keenikara nabadgalyada kajirta Puntland. Sidoo kale waxaan qirsanahay wanaaga badan ee kadhashay kacdoonka shacabka ee ay hogaaminayaan midowga maxaakiimta Islaamiga ee gacanta kuhaya inta badan koonfurta soomaliya. Hadaba anagoo kamid ah Culimo'Awdiinka ,Aqoonyahanada, Siyaasiyiinta , iyo waxgardka reer Puntland ee Dagan Gobalka Minnesota ee Maraykanka, Waxay noola muuqatay inaan talooyin ka bixino Marxalaldaha kasoo cusboonaaday deegaanka Puntland; baaqna aan kasoo saarno. 1. Waxaan ugu baaqaynaa Dowlad Golobeedka Puntland hirgalinta kudhaqanka Shareecada Islaamka, taasoo ah badbaaddada dadka iyo dalka. Isla maraakna Maamulku uu qaban qaabiyo shirwayne looga arrin sanyo hirgalinta shareecada ayna u dhanyihiin dhammaan beelihii ku bahoobay DGPL. 2. Waxaan ka xunahay raali gallina ka bixinaynaa hadalkii qabyaalada qayaxan ahaa ee Madaxwaynaha DGPL ka jeediyey magaalada Gaalkacyo 11/5/06. Qabyaaladaas oo reer Puntland ka gudbeen markay ku midoobeen DGPL. 3. Waxaan ugu baaqaynaa Maamul Goboleedka Puntland inuu tix galiyo rabitaanka shacabka reer Puntland, uusana caburin arigtidooda. Waxaana taageeraynaa Go’aanadii ku qornaa bayaankii ay waxgaradka kala duwan kasoo saareen Gobolka Mudug 11/7/06. 4. Waxaan ugu baaqayaa DGPL inay joojiyaan taageerida haraadigii dagaal oogayaashii reer Muqdisho iska soo saareen, Sida: Qabqable Cabdi Qaybdiid oo la wada og soon yahay xasuuqii Naxariis darada ahaa ee uu u gaystay shacabka reer Gaalkcayo iyo reer Muqdisho. 5. Waxaan ugu baaqaynaa DGPL inuu ka saaro ciidamda Itoobiyaanka ah ee Jooga Gobolka, kuwo hor lehna uusan soo galin. Sidoo kale waxaan ugu baaqaynaa inay ka baaqsadaan waxkasta oo sababi kara inuu dagaal ka qarxo Puntland dhexdeeda iyo aaga hada la isku hor fadhiyo. 6. Waxaan taageer sanahay Maxkamaddaha ay Puntland kaga dhawaaqeen qaar kamida beelaha Puntaland dega sida: Beesha Maxamed Cumar, Bah-ararsame, Barkad, Reer Biciidyan, iyo ********. Beelaha harayna waxaan ugu baaqaynaa inay qaataan ku dhaqanka Shareecada Islaamka. 7. Waxaan ka xunahay inuu Maamul Goboleedka Puntland uu ku talaab sanayo talaabooyin aan loo dhamayn khilaafsana qawaaniinta udag DGPL sida; Keenista Ciidama Itoobiyaanka ah. Ugu danbayntii waxaan ugu baaqaynaa in laga wada tashado ayaaha Puntland sidii markii hore wada tashi loogu bahoobay. Magacyada Waxgaradkii Saxiixay Baaqaan. 1. Mohamed Abdiraman Wardere 2. Abdulaahi Hirsi Ali 3. Abdinur Salad Warfaa 4. Abdihakim Ahmed Isse 5. Abdirashiid Daahir Gaboobe 6. Abdiwali Ali Dahir 7. Bashiir Muse Elmi 8. Abdirsaaq Caafi 9. Omar Mohamed Guraase 10. Abdulaahi Adan jama 11. Awaale Ahmed Shiikh 12. Awil shire Guraase 13. Ali Siciid Surcad 14. Ali Warsame Osman 15. Geele Ali Jama 16. Abdulaahi A Giir 17. Adan Nur Wardere 18. Abdihakim Abdi wardere 19. Gaas Salad Warsame 20. Adan isse Mohamed 21. Abdulahi Mohamed Hassan 22. Abdulahi Ayaan 23. Siciid Ibraahim Dabacade 24. Ahmed Caynab Mohamed 25. Ahmed Siciid Guure 26. Mursal Mohamed Salah 27. Mohamed Ahmed farah 28. Ali Shiikh Salah 29. Ali Mohamed Jama 30. Hilaal Ibraahim Aduur 31. Mohad Abdi Muse 32. Qoosh Dahir Adan 33. Mohamed Aadan Daad 34. Abdulaahi Mohamed Adan shiino 35. Ahmed Ali Nugaal 36. Jibriil kilwe 37. Mohamed Ibraahim Geedo roor 38. Mohamed Ahmed Salah 39. Ahmed Abdulaahi Shire 40. Abdiwahaab Mohamed Yusuf 41. Abdilaahi warsame {bidhaan} 42. Siciid Hirsi Banaf 43. Ahmed Cige Warsame {jiidhgaale} 44. Saleebaan Aw Yuusuf 45. Abdiqaadir Ahmed Muse Tulud 46. Mubaarak Mohamud Saleebaan 47. Yaasiin Ali Hasan {yaasiin caato) 48. Yaasiin Husen Qaybdiid 49. Mohame Abdulaahi Ali {hanbaase} 50. Hussen Salah Dalmar 51. Siciid Mohamed Dirir 52. Sacad Mohamed Guuleed 53. Abdulaahi Mohamed Yusuf 54. Siciid Awil Golongol 55. Abdinasar Ahmed Abdi 56. Bashiir Ahmed Abdi 57. Abdirsaaq Ahmed Abdi 58. Siciid Mohamed Yusuf Dhere 59. Mohamed Abdi salad 60. Abdirahman Haji Mohamud Camay 61. Mohamud Abdulahi Caydiid 62. Saleebaan Hassan Guuleed 63. Abdinur Adan Garaase 64. Abdiqaadir Osman Hasan Cascase 65. Jaamac Mahad 66. Pro Mohamed Hassan Dacar 67. Saleebaan Hirsi Banaf 68. Ahmed Jama Muse Habiyos 69. Kayse Ali Aar Aw Cabdille 70. Mohamud Ahmed Mahamed Mire 71. Maxamed Maxamud Ciise 72. Idris Hassan Maxamed 73. C/qaadir Salaad Maxamed 74. Maxamed Rashid Xayle 75. Maxamed Axmed Cali Foore 76. Maxamud Axmed Maxamud Anshugar 77. Xasan Abshir Cadami 78. Axmed dhoole Xuseen Guray 79. Abdulaahi Mohame Adan Karaaye 80. Xussen Salah Cigaal 81. Sadiq Mohamed Mucalin 82. Abdikaafi Abdulaahi Dhoore 83. Abdirsaaq Xuseen Gaboobe 84. Qaasim Ahmed Salad 85. Farhan Abdi Ali 86. Ahmed Abdi Ali 87. Hussien Ali Barre 88. Abdirahman Mohamud Adan 89. Abdiwali Isse Barre 90. Habib Mohamed Said 91. Mohamed Xaashaawe 92. Mohamed Gaafaa Faarah 93. Abdirisaaq Mahamed Cumar Galayr 94. Mohamed Ali Muse 95. mohamed Ducale Nuh(qays) 96. sheekh cawil sheekh xaamud 97. Sheekh c/majiid axmed ciise (geedi) 98. Axmed Saciid Axmed Xaaji 99. Mursal Ducaale Murug 100. Sheekh Cabdirisaaq Cilmi Xirsi (fagare) 101. Maxamed Maxamud Diiriye 102. Caydaruus Maxamud Diiriye 103. Ashir MAxamed Muuse 104. cali maxamed Xasan 105. Cabdirabi Guuleed Cilmi 106. Cisman Ciise Ciro 107. Cumar Ahmed Guuleed 108. C/laahi Faarax yare 109. Xasan Dhooye 110. Mohamud Abdi Wabari 111. Abdirahman Barre Musse 112. Abdirashiid Yusuf Guure 113. Mire Mohamed sheikh 114. Daahir Nur Ali 115. Yonis Abdi Ashkir 116. Goox Yaasiin Daad 117. Maxamed Geele 118. Cisman Ali Dhagay 119. Abdulqaadir Warsame 120. Cigaal Mohamed Ali 121. Ciise Maxamud Xaaji Xasan 122. Bile Mohamed Sugule 123. Abdikaafi Mohamed Cigaal 124. Abdirahman Warsame wayrax 125. C/casiis ow Maxamed Faarax bare 126. Maxamed Cali Faarax 127. C/risaaq Abshir Faarax (Sancaani) 128. Ahmed Ali Shire 129. Habiib Abshir Farah 130. Abuukar Ali Omar 131. Bulaale Maxamed Ali 132. Axmed Adan Kaarshe (indho deero) 133. Axmed C/rashiid Xaaji Xuseen (Caddaawe) Gabagebo: Dhamaan Umada Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogto waxaan ugu baaqaynaa ku dhaqanka Shareecada Islaamka iyo in la ilaaliyo Nabadgalyada iyo Xasiloonida Dadka iyo Dalka. Quote Share this post Link to post Share on other sites