Sign in to follow this  
ANWAR

R/Wasaaraha Somalia Oo Ku Sugan Nigeria Xaflad Ka Dhaceysa Maanta Halkaa

Recommended Posts

ANWAR   

Ra`iisal wasaaraha Somaliya mudane Cali Maxamed Geedi oo xalay ku hoyday magaalada Abuuja ee dalka Nigeria gaarayna maalintii shalay eheyd ayaa lagu wadaa in isaga iyo wafdigiisa ey ka qeyb galaan maanta xaflad caleema saar.

 

Xafladdan caleema saarka ee uu ka qeyb galayo maanta ra`iisal wasaaraha Somaliya mudane Cali Maxamed Geedi ayaa ah mid lagu caleema saarayo madaxweynaha cusub ee dalkaas Al-xaaji 0maaru Yara’uuda oo isagu ku guuleystay doorashadii dhawaan ka dhacday dalkaasi.

 

Socdaalka rasmiga ee ra`iisal wasaaraha Somaliya ayaa lagu sheegan in uu la xiriiro wadahadal uu la yeelan doono madaxweynaha cusun ee dalkaaso Nigeia kaasoo ku aadan ciidamada ey Nigeria usoo direyso Somaliya.

 

Waxaa sidoo kale lagu wadaa in ey kasoo qeyb galaan xafladdan caleena saarka maanta ee Nigeria madax sar-sare oo ka socota qaaradda Afrika.

 

good news :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this