ANWAR Posted May 29, 2007 Ra`iisal wasaaraha Somaliya mudane Cali Maxamed Geedi oo xalay ku hoyday magaalada Abuuja ee dalka Nigeria gaarayna maalintii shalay eheyd ayaa lagu wadaa in isaga iyo wafdigiisa ey ka qeyb galaan maanta xaflad caleema saar. Xafladdan caleema saarka ee uu ka qeyb galayo maanta ra`iisal wasaaraha Somaliya mudane Cali Maxamed Geedi ayaa ah mid lagu caleema saarayo madaxweynaha cusub ee dalkaas Al-xaaji 0maaru Yara’uuda oo isagu ku guuleystay doorashadii dhawaan ka dhacday dalkaasi. Socdaalka rasmiga ee ra`iisal wasaaraha Somaliya ayaa lagu sheegan in uu la xiriiro wadahadal uu la yeelan doono madaxweynaha cusun ee dalkaaso Nigeia kaasoo ku aadan ciidamada ey Nigeria usoo direyso Somaliya. Waxaa sidoo kale lagu wadaa in ey kasoo qeyb galaan xafladdan caleena saarka maanta ee Nigeria madax sar-sare oo ka socota qaaradda Afrika. good news Quote Share this post Link to post Share on other sites
me Posted May 29, 2007 Geedi on a how to defraud your nation seminar. Quote Share this post Link to post Share on other sites