Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Explosions in Galkayo

Recommended Posts

Qarax xoogan ayaa saakay waabarigii ka dhacay magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug.

 

Abaaro 6-dii Aroornimo ee waabarigii saakay ayaa waxaa si weyn looga maqalay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug qaraxyo Xoogan kuwasi oo lala eegtay labo gaari oo ay kala lahaayeen hay'ada MSF Holland oo ka howlgaleeysay Cusbitaalka k/magaalada Gaalkacyo iyo Col Cabdi Jaamac Xareed oo ahaa gudoomiyihii hore ee amniga maamulka Galmudug.

 

Ma jiraan Wax qasaare geeri ah oo ay qaraxyadasi geeysteen marka laga reebo dhaawacyo fud fudud oo soo gaaray Colonel-ka waxana bur bur xoogan uu ku yimid labadii Gaari oo nuucooda uu ahaa leylo Calawi gaariga loo yaqaan,waxana qaraxaasi uu ku soo aaday xili dadka inatooda badan aysan ka soo bixin xafadahooda.

 

Miinadani oo aheeyd mid meelaha fog fog laga hago ayaa waxaa uu ka dhacay meesha lagu magaaco Hobyo 1 oo magaalada Gaalkacyo Konfurteeda ku taal gaar ahaa inta u dhexeeysa Cusbitaalka magaalada iyo Hotelka lagu magacaabo Ambas.

 

Qaraxani oo ahaa mid aad u xooganaa isla markana si weyn looga arkayay Uuradiisa guud ahaan magaalada ayaa waxaa halka uu qaraxa ka dhacay isugu soo baxay dadweyne aad u farabadan kuwaasi oo la yaabanaa qaraxani ku cusub magaalada isla markana la yaabanaa cida lala doonayay waloow lagu qarxiyay labadani gaari.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Xaaji Xeyraanoow, adigu muxuu yahay mawqifkaaga ku wajahan nimankana Shabaab, waan kaa shakiyey ma si qarsoodi ah ayaad u taageertaa oo dhankaas iyo Burco ayaad shirar is daba jooga ku qabataa baa la yiri.

 

is caddee Xaaji Xeyraan

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by nuune:

Xaaji Xeyraanoow, adigu muxuu yahay mawqifkaaga ku wajahan nimankana Shabaab, waan kaa shakiyey ma si qarsoodi ah ayaad u taageertaa oo dhankaas iyo Burco ayaad shirar is daba jooga ku qabataa baa la yiri.

 

is caddee Xaaji Xeyraan

aniga ku sheeegaya anigu waxaan aaminsanahay inay nimankan konfuurta joogan mabdah miideysan la yimadaan because anagu waanu ku wareernay qaar la baxay is bahaysigi dib oo xoreynta somaliya. qaar alshabaab la baxay qaar isbahaysiga raskambooni la baxay qaar khalid binu waliid la baxay qaar muqaawamo la baxay. qaar muslim badeed la baxay. Midd baan qaba laakin Somaliya ina la gumeyo ma jecli oo will yar oo amxaarii madaxweynaha somaliya madaxtooyada somaliya ku dhex dhirbaaxo ama ciidan Eethiopian ah inu qeyb ka miid ah dhulalka somalida inu haysto Ha noqoto Somaliland ama jabuuti ama Somalia ama Kilinka shanaad Ama nfd. Markay Eritrea jabuutii weerartay wa siida fiican eeh anagu dhanka jabuuti ugu so wadda jeedsaney cadawga marka xabashig aeeh eritrea. Marka muhiimadu waxa weyaan waxa imika konfuur jooga shabaabkaas ayaa meesha or or daya Nimanka kaasss na waxan kula tallin laha haday konfuurta somalia xoreyaan inay dawlad ku dhawaaqan ka madax banaan somaliya inteeda kalle oo ay dhulkooda gaar oo goostaan oo marka ayaahooda ka tashadaan siidaaysey ila tahay laakin muhiimado waxa weyaan. Wiil yaro tadhasu la yidha inanu nin somali ah anuu amriin waagi mahhamad siyaad barre dawladii kacaanka baan xasuusta dee sharaf baanu lahayn inkastow ay dawlad macangag ah ahayd laakin sharaf baanu dunnida ku dhex marreyney. So shabaab should limit them selfs only konfuurta somaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^correct@dee sharaf baanu lahayn inkastow ay dawlad macangag ah ahayd laakin sharaf baanu dunnida ku dhex marreyney.

 

Whoever said that Xaaji Xanduf is ineligible for borrowing some wisdom was wrong. Look how he makes the case for some form of unity in the south. Look how he reminisces the old days of Somali republic and remembers how he played under the lofty shade of Somali flag that protected him from the pointed rays of the simmering sun!

 

Keep the wrap of the Somaliland flag under your armpit if you must, but don’t let the value of Somali unity escape you adeer!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Xaaji wax yaalo badan

aad is dhex dhigtay niyow.

 

Bahasha kala qaad-qaad adeer

oo mowqifka lagu weydiyey uun

labbadaadii sadar ku xariiq.

 

Sidooni ha ahaate hadday saasi

dhab kaa tahay, waxaan ana kuu raacin

lahaa hal su'aallo yaraysa oo walan.

 

S: Intee in le'eg ayaad

aamin santahay in Shabaabku

ay ku ekaan lahaayen keliya

koonfurta amaba ay kala goyn

lahaayeen dhul somaliyeed

hadayba lacala gacanta ku

dhigi lahaayeen oo guusha aad

oogu ducaynayso ay horayba

ka heli lahaayeen?

 

Hana is dhex-dhigine, bahasha

inoo kala tartiibi niyow. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by xiinfaniin:

^^correct@
dee sharaf baanu lahayn inkastow ay dawlad macangag ah ahayd laakin sharaf baanu dunnida ku dhex marreyney
.

 

Whoever said that Xaaji Xanduf is ineligible for borrowing some wisdom was wrong. Look how he makes the case for some form of unity in the south. Look how he reminisces the old days of Somali republic and remembers how he played under the lofty shade of Somali flag that protected him from the pointed rays of the simmering sun!

 

Keep the wrap of the Somaliland flag under your armpit if you must, but don’t let the value of Somali unity escape you adeer!

aan ku sheego dhibaatadu waxa weyaan Somaliya markay xornimadii ka qaadatay gumeysiigi markay 17 sannadood jirtay waxay ahayd dalka ugu ciidanka xooga baddan in 1979 wa kuwii dagaal lixaad leh la galay dalkan aynu jaarka nahay Eeh Ethiopia. Anigu waxan jeclaan laha Somaliland oo marka quwad intaaso kalle lahaan lahayd sidii waagii somaliya markaan somaliya joogay in 1984. ubaxii africa ba la odhan jiiray dawladii jirtay na ubaxii kacaanka bay la baxday. Marka muhiimadu waxa weyaan ina hormar la ghaadho Nabbada la xoojiyo dadka somalidu hawlyarada ay ku dhimanayan laga hor taggo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this