Sign in to follow this  
Yaabka-Yaabkiis

Saxida and controlka Salaada

Recommended Posts

Waxaa Jira waxyaalo badan oo yar yar oo haadana laga ilduufo, waxaan jeclaan lahaay in aan is saxno kuligeen qaasatan salaada.

 

Weesaqaadka markaa weesaqadanesid maxa loo bahayahay. e.g feejignaan, niyada in aad siisid(ma hubo please..hadi ay qalad tahay waa-lee sixi karaa), waxa arka dad iska shekesanaya markey weesaqaadanayaan.

 

Salaada maxa kaa buri kara? any Ficil ee buri kara..aan is dhaafsano saaxibyaal

 

Salaada sidee u sixi kartaa, micnaha concentration buuxa sidee u sameen kartaa.

 

Yaabka-Yaabkiis

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this