Sign in to follow this  
General Duke

Col Afgaduud TFG troops will make moves soon

Recommended Posts

Ciidamada dfkmg ah oo la geliyey heegan buuxa oo la doonayo inay dalka oo dhan ku maraan booqasho hubaysan .

 

Wararka naga soo gaadhaya magalada baydhabo ayaa waxay sheegayaan inay dfkmg ahi heegan buuxo gelisay ciidamada dfkmg ah ee xoogaga ku hubaysan gawaadhida gaashaaman iyo qorayaha sida darandooriga u dhaca iyadoo sida wararku sheegayaana inay booqsho hubaysan ku tegi doonaan dalka gaar ahaan koonfurta soomaaliya .

 

Taliyaha guutada koowaad ee ciidamada dfkmg ah c/risaaq afguduud oo u waramayey warbaahinta ayaa sheegay inaysan booqashada ay ku tageen buurhakabo shalay aysan ahaan doonin tii ugu dambaysay ee ay u qorshaysan tahay inay dhowaan soo booqdaan dhulka fogfog ee koonfurta iyo waqooyiga soomaaliya .

 

Sidoo kale waxuu hadalka sii raaciyey inaysan u kala soocnayn dalka soomaaliya oo dhan ,dhamaana uu xil ka saran yahay dfkmg ah ,maamulka dowaladana uu gaari doono si tartiib tartiib ah dhulka soomaaliya .

 

Col,c/risaaq afguduud ayaa sidoo kale shaaciyey sababaha ay uga soo baxeen degmada buurhakabo in ay tahay amar kazoo baxay madaxda sarsare ee dfkmg ah ,waxuuna intaas ku daray in la ogaado xiligan lagu jiro cadowga dfkmg ah ,col,afguduud ayaa wax kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya inay cabsi uga soo baxeen buurhakabo.

 

Si kastaba ha ahaatee waxaan shaki ku jirin in dowlada fkmg ahi ay dhaqdhaqaaqyo ka wado koonfurta soomaaliya si ,ay ula wareegto gacan ku haynta koonfurta soomaaliya .

 

 

 

Yaasiin maxamed cali (faytin)

 

Yaasiin2006@hotmail.com

 

002521-580916

Share this post


Link to post
Share on other sites

Booqashada markii hore maxaa udiiday. This is too little too late. Now they are just reacting the court's movement. Passive existence doesn't win or guarantee peace. They should have doing this two years ago when they had the support of the majority of the people. They have been turning screws on the warlords, and be proactive.

 

I say your time is up, move over now. Oppurtunity doesn't knock twice!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^

 

Too much talk from some quarters. The courts controlled Bur-hkabo is much like the court controled south an illusion. When Sacid Dheere came they ran, when he left they came back.

 

The TFG has three full years so why rush?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this