Shaakirullaah Posted February 14, 2010 This is just another one of those fake stories made up by nefarious people who try to harm the mujahideen with their fabricated news reports. SubhaanAllah, there is not even a small element of truth in it.. In fact, it reminds me of similar ludicrous lies reported in May last year, in which several sites claimed that Sheikh Mukhtaar Cabduraxmaan Abu Zubayr was killed or fatally injured in a huge blast. Or the more recently published stories on the imaginary breakdown of the movement in two separate groups, etc. Seriously, except for exposing their own weakness and foolishness, these people will accomplish nothing with such kind of baseless and rather transparent attempts to slander the mujahideen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qorax Posted February 18, 2010 Mudeey adigu ma qolada imigareyshankad u shaqeysa maxa magacayga ka rabtaa bal wa yaabe? Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted February 18, 2010 Originally posted by Maaddeey: Daaweeye (magacaagii hore muxuu ahaa? ), xuub siibasho dhankee ah??, kalsoonida iga maqanse halkeed ka ogaatay?? Soo taad shabaab hadal hoose ku taageeri jirtay maaha Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qorax Posted February 18, 2010 ^hadal hoose eyeey shekadu weli la mareysaa ee ka daa ma u jecla in dhanka iminka laga kaftamo'e Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted February 20, 2010 Daaweeye, kolley magac kale inaad wadan jirtaan u heystaa, ee su'aasheydii maxaad ka tiri?. Shaykhal Qabiilah, adigu warkaagu waa weyde facaa raadso! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Meiji Posted February 22, 2010 Afhayeenka Xarrakatul Shabaabul Mujaahidiin oo qaraxii xalay Muqdisho ka dhacay ku eedeeyay Ururka Xisbul Islaam Isniin, 22, Feb, 2010 (HOL) Afhayeenka Xarrakatul Shabaabul Mujaahidiin Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere) oo shir jaraa'id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in koox ka mid ah kooxaha la safan ee dagaalka kula jira Dowladda iyo AMISOM ay qaraxyo ka fuliyeen suuqa Bakaaraha. Afhayeenku wuxuu sheegay in Qaraxii ka dhacay qaybta Shidaalka ee Bakaaraha, kii ka dhacay Suuqa Daawada iyo Qaraxii xalay oo geystay dhimashada ugu yaraan 3-qof ay ka dambeeyeen koox ka tirsan Mujaahidiinta, isagoo aan si toos ah carrabka ugu dhufan. "Mujaahiiintu waxay ku guuleysteen inay ku qabtaan degmada Baydhabo dad ka mid ah kuwii fuliyay qaraxii ka dhacay Suuqa Daawada waxayna noqdeen kuwo ka tirsan Mujaahidiinta" ayuu yiri Sheekh Cali Dheere. Sidoo kale Afhayeenku wuxuu sheegay in Qaraxii xalay ka dhacay inta u dhexeysa Black Sea iyo Baar Ubax uu ahaa mid ay kooxdaas ka dambeyso, ayna ku doonayeen inay dhibaato ugu geystaan Mujaahidiinta kale. "Suuqa Bakaaraha waxaa jooga Mujaahidiin iyo Shacab, ma joogaan cadow la qarxiyo, waxaana tani ay tusaale cad u tahay inay jiraan dad gaar ah oo loo adeegsaday inay dhibaatooyin u geystaan Mujaahidiinta" ayuu yiri Sheekh Cali Dheere. Dadkii ku dhintay Qaraxii xalay oo ahaa mid xooggan kana dhashay laba miin oo lasoo dhigay maydadkooda agagaarka suuqa Bakaaraha ayaa Ururka Xisbul Islaam wuxuu sheegay inay iyaga ka tirsanaayeen, taasoo dhalisay iska-horimaad dhexmara iyaga iyo ciidamo taabacsan Xarrakatul Shabaab. Iskahorimaadkan oo ka dhacay Bakaaraha ayaa waxaa ku dhaawacmay inta la ogyahay laba qof oo ka tirsan labada dhinac, balse xabbadu waa joogsatay, kaddib markii ay ciidamada Xisbul Islaam qaateen maydadkoodii. Afhayeenka Xarrkatul Shabaab Sheekh Cali Dheere ayaa shirkiisa jaraa'id ku sheegay in dagaalkii ka dhacay Dhoobley oo ay mas'uuliyaddiisa sheegteen Xisbul Islaam ay ka dambeeyeen ciidamo lagu soo tababaray dalka Kenya iyo Jabhadda ONLF. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted February 22, 2010 Originally posted by Maaddeey: Shaykhal Qabiilah, adigu warkaagu waa weyde facaa raadso! Waryaa Maadeey, maanta ummuur baa dhacdaye ku mee ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted February 23, 2010 ^lool, meel lagu jabay uun baad ku qososhaa On a serious note, Haddii waxa la filayo dhacaan Bakaaraha waa ka cararid!! Quote Share this post Link to post Share on other sites