Wigad Posted July 3, 2007 03-07-2007)Maleeshiydaad aad u fara badan oo wata hubka nuucyadiisa kala duwan ayaa saakay ka dhaqaaqay magaalda muqdisho, una kicitimay dhanka magaalada Kismaayo. Maleeshiyaadkan oo watay 17 gaari oo kuwa dagaalka ah ayaa saakay abaarihii 10:00am ka baxay maagalada muqdisho iyaga oo ku siijeeda magaalda kismaanyo sida ay xaqiijiyeen ila ku dhow dhow kooxda mbegati. Gawaaridan dagaalka ee saakay ka amba baxay magaalda muqdisho ayaa waxay ka koobnaayeen 7 jeemis oo ay saarnaayeen qoryaha loo yaqaano Zuuga, 7 cabdi bile oo ay saarnaayeen qoryaha loo yaqaano Dhashiikaha iyo Seekaawuu iyo 3 beebee Maleeshiyaadka reer puntland ee dagaalka u aaday magaalda kismaanyo ayaa waxaa hogaaminayay sarkaal la yiraahdo Ina Dhiig Sokeeye oo uu adeer u yahay C/laahi Yuusuf, kaasoo C/lahi Yusuf aaminsanyahay inuu geesi ka yahay Cabdirizaq Afgaduud oo hore labo jeer laga soo raacdeystay Jubboyinka. Arintan ayaa waxa ay ku soo beeganatay xili Cabdulahi Yuusuf uu horey u sheegay iney suurta gal tahay in magaalda kismaanyo dib loogu celiyo maleeshiyaadkii reer puntland ee laga soo cayriyay magaaldaas Barre Hiiraale ayaa horay ugu eedeeyay Cabdulahi Yuusuf Iyo Cali Geedi iney doonayeen iney isaga ka taqlusaan http://dalkanews.com/news.php?readmore=552 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wigad Posted July 3, 2007 This is Sad if it is true. Allow sahal umooraha Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted July 3, 2007 Originally posted by khalid bin waleed: Maleeshiyaadka reer puntland ee dagaalka u aaday magaalda kismaanyo ayaa waxaa hogaaminayay sarkaal la yiraahdo Ina Dhiig Sokeeye oo uu adeer u yahay C/laahi Yuusuf, kaasoo C/lahi Yusuf aaminsanyahay inuu geesi ka yahay Cabdirizaq Afgaduud oo hore labo jeer laga soo raacdeystay Jubboyinka. If Dhiig Sokeeye does not succed, which he certainly wont, he will be replaced by General Duke... Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted July 3, 2007 Ina Ahmed Yusuf[Dhiig Sokeeye] is not a commander of armed forces thus this news is garbage. If they ahd said, Morgan, Saciid Dheere, Carays, Xiif or ever Afgaduud one might have taken them seriously. Howeve one can understand the fear of the trouble makers, at this point. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted July 3, 2007 loool @ ina-Dhiigsokeeye! xataa haddii Ina Cadaab-wardiyeeye ama ina-KaadiBadane iyo dhamaan bah Wajiyo Xun oo dhan la soo kaxeeyo wax aay arrinkan ka badali karaan ayaaba iska yar aanan ka ahayn in ayaga qudhooda laga sii qanimeysto Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted July 3, 2007 ^^^lol. The story is untrue but things will not be looking up for the minortiy armed groups of Gedo. The question is not about Kismayu, thats not even the debate but will they even hold Bardheere for long? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted July 4, 2007 Duke, the story is not all "garbage" as you claim. Conceivably some particulars of it may fall short of being factual but the main message is not completely cooked-up. On the Kismayo issue, Yeey hasn't stayed above the fray for he has recently vowed on public radio to "retake" the city from what he termed as "dowlad-diid", a depiction widely interpreted as hostile. We wait and see! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted July 4, 2007 bah Wajiyo Xun who are these people I wonder? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted July 4, 2007 LSK: You might have some info I dont yet one can not rely on wadanka.com for relevent info. Though its strange how some are already making noise when nothin has yet happened. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Garyaqaan2 Posted July 4, 2007 Originally posted by Naxar Nugaaleed: quote: bah Wajiyo Xun who are these people I wonder? NN sxb yarka sheekada waxeey ka joogtaa personal attack. In layscaayo ayeey sheekada mareeysaa. :confused: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted July 4, 2007 ^^ Personal attack? oo adigu magacyadaas aan sheegay mid kamida miyaa lugu yiraa? Kee? aanu bal ogaane, kaana raali gashee? Duke, sidaad lasocotidba, waxaa hadda Kismaayo lagu hayaa 150 wiil oo uu Afgaduud kaga cararay goobtii oo camp lagu daryeelo, Xassan Dheerana wuxuu leeyahay ma masruufi karno wixii intaa ka badan ee TFG haddii aysan masruufkooda meel saarin xaaladooda caafimaad waa mid laga dayrinayo gaajada & cuno la'aanta ka jirta meesha. Ka warran raggani adeer YEEY siduu ka yeelaa. Maalin walba ayeey soo galaan kadib markii duurka & saxaraha dhowr berri ku soo dhmeysteen meel la aadana garan waayeen ayeey iska soo noqdeen ayagoo isa soo dhiibaya Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 4, 2007 Originally posted by Allamagan: Ina Cadaab-wardiyeeye ama ina-KaadiBadane ,,,,,,,,,, loooooooooooooooool Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted July 4, 2007 where is INa Sooma Jeeste? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhubad. Posted July 4, 2007 lool@Allamagan, What about ina Dhurwaa Cayrsheis he coming as well ? The news was also reported by the PuntlandPost, they said "upto 1000 well armed TFG militia is heading to re-take Kismaayo...." War jiraaba cakaaruhuu iman. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 4, 2007 Be careful man ,,,, we have LIBAAX SANKA TAABTE in SOL Quote Share this post Link to post Share on other sites