XOG-ogaal Posted April 19, 2007 salaad jeele and dheere sold their soul why would you bring the fighting to your people ? Qeybo ka mid ah degmada Kaaraan ayaa waxaa ka bilowday barakac aad u weyn iyadoo dadka deegaankaasina cabsi weyn ay soo food saartay. Degmada Kaaraan oo ahayd meelaha fara kutiriska ah oo aysan saameyn sidaasi ah horay ugu yeelan dagaalada ka dhacayey Magaalada Muqdisho ayaa waxaa haatan lagu soo waramayaa in dadku ay bilaabeen in si aad ah ay uga barakacaan iyadoo ay xaafadaha Kaaraan qeybo ka mid ah ku dhacayaan Madaafiicda nuucyadeeda kala duwan sida BM-Ka Aarti Five-ka waliba hoobiyaasha kuwaasoo waxyeelo u gaystay dadka deegaanka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xoogsade Posted April 19, 2007 These men represent no one but their own greed. You would think a clanist is someone who puts his clan first before God and other human beings. They don't fit that description do they? The Xabashi Army serving the tigre and US interests in Muqdisho who are willing to sacrifice themselves in a foreign land for the grand cause of annihiliating the weak and devided somalis are more dignified than these good for nothing self-appointed warlords and stooges. Quote Share this post Link to post Share on other sites