Jacaylbaro Posted December 19, 2009 Taliyaha Ciidamada Gammaha Col. Ismaaciil Shaxbullo oo Hargaysa Gaadhay,lana kulmaya masuuliyiinta. Taliyaha Ciidamada Gammaha ee Degmada Horufadhi, ahna duqa Deegaanka Galgal Col. Ismaaciil Axmed Muuse Qaadiriya. ayaa gaadhay magaalada Hargaysa, waxuuna kulamo la leeyahay hawlwadeeno dhanka ammaanka & Ciidamada ah oo ku sugan halkaasi, isagoo sidoo kalena halkaasi kaga qayb geli doona kulan ay yeelan doonaan saraakiil maamulka u qaabilsan isku xidhka bulshada. Col. Shaxbullo ayaa hore u diyaariyey Ciidamada aagaasi gammaha oo la filayo inay qayb ka noqon doonaan ciidanka Qaranka SomaliLand, halka sidoo kalena uu saldhig millateri ka samayn doono gudaha Degmada Horufadhi. Taliyaha Ciidamada Gammaha ee Degmada Horufadhi, ahna duqa Deegaanka Galgal Col. Ismaaciil Axmed Muuse Qaadiriya. ayaa gaadhay magaalada Hargaysa waxuuna kulamo la leeyahay hawlwadeeno dhanka ammaanka & Ciidamada ah oo ku sugan halkaasi, isagoo sidoo kalena halkaasi kaga qayb geli doona kulan ay yeelan doonaan saraakiil dhanka isku xidhka bulshada ah. Col. Shaxbullo ayaa hore u diyaariyey Ciidamada aagaasi gammaha oo la filayo inay qayb ka noqon doonaan ciidanka Qaranka SL, halka sidoo kalena uu saldhig millateri ka samayn doono gudaha Degmada Horufadhi. Dhanka kale Golaha Siyaasadda & Difaaca SSB ayaa si balaadhan u soo djoweeyey safarka uu Col Ismaaciil Shaxbullo ku joogo magaalada Hargaysa & Qorshahiisaba, waxaana afhayeenka Golahaasi Col. Aadan Maahir Deyl Hadi uu warbaahinta ugu sheegay magaalada Houfadhi inay gole ahaan ku qanacsan yahiin talaabada uu Col. Shaxbullo u qaaday dhanka saxan sida uu hadalkiisa u dhigay, isagoo intaasi raaciyey inay lama huraan tahay in lagu taageero qorshayaashiisa dhanka ciidamada & Kuwa ammaanka ee uu halkaasi u joogo Kornaylku. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 19, 2009 Good news Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 19, 2009 Col. Shaxbullo ayaa hore u diyaariyey Ciidamada aagaasi gammaha oo la filayo inay qayb ka noqon doonaan ciidanka Qaranka SomaliLand, halka sidoo kalena uu saldhig millateri ka samayn doono gudaha Degmada Horufadhi Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted December 20, 2009 Arrest these men asap. Why does every desperate loser comes to Hargeisa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted December 20, 2009 JB which one the above pic is the Col dude? Quote Share this post Link to post Share on other sites