Sign in to follow this  
Jabhad

Yeey and his dream to control the media....NOT IN SOMALIA!

Recommended Posts

Jabhad   

Baydhabo: Madaxwaynaha Soomaaliya oo TV Al-Jazeera ku eedeeyay inay dhumiyeen dhex dhexaadnimadii wararka Soomaalida.

Isniin, November 20, 2006

 

APL

Tool

 

Send This Article To A Friend By Email | Saaxiibkaa warkaan ugu *** Email

 

 

--------------------------------------------------------------------------------

 

Print This Article | Daabaco warkaan

 

 

 

Baydhabo(AllPuntland)- Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Md: C/laahi Yuusuf Axmed ayaa TVga Aljazeera ee xaruntiisu tahay Doxa ee dalka Qadar ka codsaday inay caddaalad ka sameeyaan wararka ay tabinayaan.

 

Madaxwaynaha oo dhawaan kulan khaas ah uu la yeeshay TV Al-Jazera ayaa sheegay in Tvgu uu yahay mid dalka Soomaaliya aad looga daawado , hase ahaatee uu dhumiyay dhex dhexaadnimadii uu bulshada Soomaaliyeed ku dhex lahaa.

 

Madaxwaynuhu wuxuu sheegay tan iyo markii maxkamaduhu bilaabeen dhaq dhaqaaqooda inay Kaamerada dhigteen oo kaliya magaalada Muqdisho , ayagoo buun buuniya maxkamadaha.

 

Madaxwaynaha ayaa dhinaca kale ku ammaanay xawaaraha wararka Aljazeera , wuxuuse ka codsaday in ay dhex dhexaad ka ahaadaan shacabka Soomaaliyeed.

 

TVga Aljazeera ayaa xarun wayn ka samaystay magaalada Muqdisho, waxayna hawl galiyeen saxafi Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Fahad Yasiin, ayadoo ay jiraan xataa dhowr wariye oo isla Muqdisho uga warama Aljazeera .

 

Dalka Intiisa kale xataa gobollada nabadda ah Al-jazeera war kama soo tabiso, ayadoo dhaliisha ugu wayni ay katimid kadib markii wax sawir ah oo Aljazeera leedahay laga waayay magaalada Baydhabo, oo ay joogaan madaxda Soomaaliya.

 

CCC Farayaamo

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this