Wiilo Posted June 25, 2006 Warbixin sir ah oo ku saabsan C/llaahi Yuusuf oo goor danbe ka war-helay lacago beesha caalamku siisay dowladda federaalka oo la lunsaday Friday June 23, 2006 By C/shakuur Cilmi Xasan cabdishakuur48@hotmail.com Qaranimo Online - Muqdisho, Somalia Warar lagu kalsoon yahay oo aanu ka helnay xubin ka tirsan dowladda federaalka balse codsaday in aanan magaciisa saxaafada lagu shaacin ayaa sheegay in madaxweynaha dowladda federaalka KMG ah ee Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed uu qorsheynayey ka hor inti aysan xukuumadu soo gudbin qorshaha ammaanka Qaranka in la diyaariyo mooshin xilka lagaga qaadayo ra’isul wasaare Cali Max’ed Geeddi, balse intii qorshahaasi la diyaarinayey la soo gudbiyey ajendaha ku saabsan ammaanka Qaranka oo ahaa qorshe la doonayey in lagu mashquuliyo baarlamaanka balse si lama filaan ah u meel-maray. Socdaalkii u danbeeyey ee madaxweyne C/llaahi Yuusuf uu ku tegay dalalka Ingiriiska, Sweden & Jarmalka ayey ku war-geliyeen saraakiisha dalalkaasi u qaabilsan isku duba-ridida deeqaha la siiyey Soomaaliya in taageere dhaqaale oo fara badan ay siiyeen dowladda federaalka, waxaana C/llaahi Yuusuf la soo hor-dhigay dukumintiyo ay ku saxiixan yihiin ra’isul wasaare Geeddi & wasiika qorsheynta & iskaashiga caalamiga ah C/risaaq Juriile, iyadoo madaxweynuhu safarkaasi uu kala soo laabtay xaalad ka bedelen tii hore, waxaana xubnihii ugu dhow-dhowaa madaxweynaha markii uu ku soo laabtay Baydhabo ay sheegeen in filan-waa ay ku noqotay in dhaqaale intaa la’eg oo aan waxba dalka loogu qaban in loo isticmaalo dano shaqsi. Wixii markaa ka danbeeyey madaxweynaha & ra’isul wasaaraha waxey ku wada shaqeynayeen xaalad huri-weyto ah, waxaana meesha ka baxday kalsoonidii madaxweynuhu ku qabay ra’isul wasaaraha, iyadoo sidoo kale qaab aan sharci aheyn loogu takri falay lacag dhan hal milyan oo dollar oo madaxweyne C/llaahi Yuusuf ay siisay dowladda Suudaan, waxaana madaxweynuhu lacagtaasi uu dhigay shirkadda Dahabshiil Baydhabo, wuxuuna ku war-geliyey ra’isul wasaare Geeddi in lacagtaas lagu bixiyo ciidamada xareyntooda, raashinkooda & tasiilaadka kale ee muhiimka ah ee ay u baahan yihiin, wuxuuna madaxweynuhu ka war-helay lacagtii milyanka aheyd oo ay labo boqol kun dollar ka hartay, baahidii loogu talo-galayna aan waxba looga qaban taasoo mar kale ka careysiisay madaxweynaha. “C/llaahi Yuusuf ma ahan nin doonaya in uu lacageyso taa anigaa huba, C/llaahi labo ujeedo buu leeyahay, tan 1-aad waxey tahay wax waliba oo ay ku qaadato xittaa in uu Itoobiya u isticmaalo in uu dalka nabadeeyo, kuna soo celiyo sharcigii & kala danbeyntii oo uu sidaa magac ku yeesho, kuna aqdaanto & tan 2-aad oo ah isagoo doonaya in uu noqdo halyey ******* oo soo celiya sharaftii & heybadii ******* , balse waxaa hadda hankiisa hakiyey isbedelka ka dhacay Muqdisho, aad buuna u necen yahay qolyaha maxkamadda†ayuu yiri mas’uulka ka tirsan dowladda federaalka ee aan ka soo xiganay warbixintan, wuxuuna sheegay Axmed-saadaq Xafiiska Muqdisho Quote Share this post Link to post Share on other sites
Guhaad Posted June 25, 2006 madaxweynaha dowladda federaalka KMG ah ee Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed uu qorsheynayey ka hor inti aysan xukuumadu soo gudbin qorshaha ammaanka Qaranka in la diyaariyo mooshin xilka lagaga qaadayo ra’isul wasaare Cali Max’ed Geeddi rumors. this resignation thing combined with the differences/problems between Yey and Geedi are long and baseless. these rumors are as old as the TFG itself. to the contrary, i think both have come become friends and more accustomed to one another throughout the many challenges, changes, travels, and conferences they have endured together during their tenure. at the end, they will both lose or gain. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 25, 2006 By C/shakuur Cilmi Xasan cabdishakuur48@hotmail.com lol. are we to belive the editor of dayniile.com...Any one elese I would have taken seriously but this man is crazy, I mean full of humour. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted June 25, 2006 interesting.. Go figure:......... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted June 26, 2006 If this is true, Geddi will have the same faith as Galaydh, who took large sum of Arte's fund. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 26, 2006 “C/llaahi Yuusuf ma ahan nin doonaya in uu lacageyso taa anigaa huba, C/llaahi labo ujeedo buu leeyahay, tan 1-aad waxey tahay wax waliba oo ay ku qaadato xittaa in uu Itoobiya u isticmaalo in uu dalka nabadeeyo, kuna soo celiyo sharcigii & kala danbeyntii oo uu sidaa magac ku yeesho, kuna aqdaanto & tan 2-aad oo ah isagoo doonaya in uu noqdo halyey ******* oo soo celiya sharaftii & heybadii *******... Maalin ayaa la arki doonaa miyaa markaas Taaladii Halyeey Cabdillaahi Yuusuf Axmed oo Xamar ka taagan? Nin ayaa riyoonooyo, walaahi. What a high-bar ambition u degsan odeyga. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 26, 2006 ^^There is no other agenda. The President aim is clear uniting Somalia. Mogadishu is the target. Bossaso, Baido been there now for Xamar.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xarago Posted June 26, 2006 ^^He has also been to Jowhar..? And what its current state? I believe he wil leave Bay and they will be liberated by the 'wadaads', I pressume Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 26, 2006 Jowhar was lost by Mohamed Dheere, who refused work with the TFG, even made personel insults and today he is ? The TFG has yet to fight any battles and its enemies are reduced considerably. As for Inda Cade, Aways and Co,, they present no real threat.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xarago Posted June 26, 2006 Originally posted by General Duke: As for Inda Cade, Aways and Co,, they present no real threat.. Somaaliida waxay ku maahmaahda 'habadh fadhida legden la fudada'..... Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 27, 2006 ^^^I always thought that the warlords in Mogadishu were not that strong, and Mohamd Dheere became an irrelevance. This clan courts system has some good people but Inda Cade and Xasan Dahir are the occupiers of the lower Shabbele and thus not compatable with the interest of the Somali people even the peace loving resident of Mogadishu.. Quote Share this post Link to post Share on other sites