Jalaato Posted April 5, 2005 MADAX-WEYNAHA DGPL IYO MADAXA UNDP SOOMAALIYA OO BOOQANAYA XAAFUUN, BEYLA, EYL IYO GARACAD Wafdi uu hoggaaminayo madax-weynaha DGPL Md. Gen. Maxamud Muse Xirsi oo uu ka mid yahay madaxa Hay’adda Isku-duba Ridka Kaalmada Somaliya ee UNDP Maxwell Geylar ayaa booqasho ku tegaya Maalmaha soo socda Goobaha kala ah: Xafuun, Bayla, Eyl, iyo Garacad, oo ahaa Goobihii uu saameeyey bad-Gariirkii ka dhacay Badweynta Hindiya 26 December 2004. Waxaana u qorsheysan in ay Indhahooda ku soo arkaan baaxadda dhibaatooyinka soo gaaray dad-weynaha deegaamadaas iyo sidii wax loogu qaban lahaa. Horseed.net Quote Share this post Link to post Share on other sites