Sign in to follow this  
Abwaan

Allow Tii Cali Caydiid hasoo celin Cabdulqaadir Aroma

Recommended Posts

Warya Abwaan waxaan yaa aqrin karo illaa berri lagama dhamaan karo balse dulucda ujeedada saan u fahmay ma xuma xambaarsana dhanbaalo ku socda shariifka.

 

Lool @ "..Caamo dirirtay culimaa kala saarta, Culima dirirtay cadaabtaa kala saarta iyo ido bukooday ma dawobaan, wadaado dirirayna ma heshiiyaan"

OK, Caama somaliya ku dirirtay (warlords) waxaa kala saaray Culumadii (UIC & Alshabab), markaasba isla ayagii culimada ah ayaa diriri raba yaase kala saari doona weye sheekadu?Yaa heshiisiin doona? mareykanka?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

allamagan ninkaan waxa uu qoray ee tirada badan amba ma wada akhrin laakiin markii aan si fiican u akhriyo ayaan wax ka dhihi doonaa.

 

lol...Maahmaahda waan ka helay iyo sidaad u kala saartay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Coloow   

Abwaan, sxb waxaan isku day inaan akhriyo laakin indhihii baa i daalay.

 

Gunaanadka maqaal: waxaa jirta cabsi ah inuu soo cusboonaado dagaalkii muqdisho ka jiri jirey markii cali mahdi madaxweyne loo doorto; cali=sheikh shariif sheikh aweys=caydid.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this