Abwaan Posted February 15, 2009 http://www.somalidoon.com/view_article.php?article id=3617 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted February 15, 2009 Warya Abwaan waxaan yaa aqrin karo illaa berri lagama dhamaan karo balse dulucda ujeedada saan u fahmay ma xuma xambaarsana dhanbaalo ku socda shariifka. Lool @ "..Caamo dirirtay culimaa kala saarta, Culima dirirtay cadaabtaa kala saarta iyo ido bukooday ma dawobaan, wadaado dirirayna ma heshiiyaan" OK, Caama somaliya ku dirirtay (warlords) waxaa kala saaray Culumadii (UIC & Alshabab), markaasba isla ayagii culimada ah ayaa diriri raba yaase kala saari doona weye sheekadu?Yaa heshiisiin doona? mareykanka? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted February 15, 2009 allamagan ninkaan waxa uu qoray ee tirada badan amba ma wada akhrin laakiin markii aan si fiican u akhriyo ayaan wax ka dhihi doonaa. lol...Maahmaahda waan ka helay iyo sidaad u kala saartay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Coloow Posted February 15, 2009 Abwaan, sxb waxaan isku day inaan akhriyo laakin indhihii baa i daalay. Gunaanadka maqaal: waxaa jirta cabsi ah inuu soo cusboonaado dagaalkii muqdisho ka jiri jirey markii cali mahdi madaxweyne loo doorto; cali=sheikh shariif sheikh aweys=caydid. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Coloow Posted February 15, 2009 Where is Maxamed dheere btw? Joined the al-shabaab? Joined ahlu sunna wa koraankor? Joined the TFG (version 2)? Quote Share this post Link to post Share on other sites