Gabbal Posted September 1, 2007 Boosaaso: Madaxweyne Cadde Muuse oo casho sharaf u sameeyay saraakiil uu horkacayo Col. C/risaaq Afgaduud 31. August 2007 APL Boosaaso(AllPuntland)- Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Maxamuud Muse Xersi (Gen. Cadde) ayaa xalay casho sharaf ugu sameeyay xaruntiisa Madaxtooyada saraakiil uu horkacayo Taliyihii Guutada koowaad ee xoogga dalka Col. C/risaaq Afgaduud oo dhawaan halkaa booqasho ku tegay. Kulanka ayaa waxaa goob joob ka ahaa wasiiro ka tirsan maamul goboleedka Puntaland kuwaasoo ka wada hadlay sidii la isaga kaashan lahaa sare u qaadida awooda ciidamada nabadgelyada gaar ahaan kuwa daraawiishta. Ma cadda faah faahin intaa dheer oo ka soo baxday kulanka Madaxweynaha iyo saraakiisha balse warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Col. C/risaaq Afgaduud uu wado abaabul aruurin ciidan bacdamaa horay looga soo saaray deegaanka J/Hoose oo ay gacanta ku hayaan maliishiyo beeleed. Dhinaca kale Madaxweyne Cadde Muuse ayaa la filayaa inuu u ambabaxo dalka Jarmalka iyadoo la sheegay inuu safarkiisa la xiriiro dhinaca caafimaadka halkaasoo kal hore horay ugu tegay arimo caafimaad. Cali Muxiyaddiin Cali AllPuntland, Muqdisho Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted September 1, 2007 Originally posted by HornAfrique: Col. C/risaaq Afgaduud uu wado abaabul aruurin ciidan bacdamaa horay looga soo saaray deegaanka J/Hoose oo ay gacanta ku hayaan maliishiyo beeleed. Dont they ever get tired? Lool@maliishiyo beeled, malaha kuwa Afgaduud ma aha beel Soomaaliyeed ee wa Vietnamese.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 1, 2007 Afgaduud welcomed home, great news indeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted September 1, 2007 HornAfrique: How credible is your source? I'll let you make that judgment call. Originally posted by HornAfrique: Allpuntland is a website that has been caught numerous times before of making up stories dealing with Kismaayo. System Warning: Flip-flop alarm detected. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted September 1, 2007 Is this article about Kismaayo? Or perhaps Boosaaso, in your humble opinion, equals Kismaayo? In mathematical terms that would be Boosaaso = Kismaayo? Also, logic says you have always got to double check your sources when the issue in question is one that can bring difference of opinion, or diverging interests. Now be a little bit more honest with me here good Jimcaale; do you find this news a little bit hard to stomach knowing you are the nomad who so promised us of a "big surprise" the said Afgaduud had in store for that city of Kismaayo? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ojelle Posted September 1, 2007 loooool@Vietnamese. These guys are messed up walaahi, I can't believe they still want a war....Afcase is going the same root as Morgan(AKA Cabdibile), let us see what they come up this time! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ojelle Posted September 1, 2007 Horn, see camal saaxiib, warkaan dad badan ayuu xanuun jinayaa saaxiib. Amxaaro aa loo tagay, waa la soo diiday, Afmadoow aa latagay waa la soo diiday, Baydhabo aa latagay waa la soo diiday......arinta kaliya oo hartay waa in Puntland la tagaa oo laga soo aruuriyaa wixii la heli karo. Raga Puntland laga keenana waad taqaanaa lagaaga sheekeeyna mayo ee waa ragii Moorgan. Nabad wax ka fiican malaha ee may iska qaataan nabada oo dadkooda wax laqaybsadaan? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted September 1, 2007 It's normal that Afgadud was greatly welcomed in Bosaaso. Neither is he vietnamese nor Maleeshiyo Beeleed but one the leading commanders of the legitimate Somali government's army. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 1, 2007 Welcome home Mudane. Its not Hiiraale getting bommbed in occupied Bardheere thats a different welcome. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted September 1, 2007 ^ Horta Hiiraale xagee kadhacay? Once a big Somali power broker now hiding in Baardhere or was it Buurdhuubo scared of Muqaawamada, hadhowbuu imanaya markaasuu leeyahay it was Yusuf that tried to kill me Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 1, 2007 ^^^^lool. We wait on Horn to tell us what he had for lunch. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ojelle Posted September 1, 2007 ^Waryaada, ragana iska dhicin kari maysaan nabadna marabtiin sidee la idiin galaa nimanyahoow.......war ileen tanoo kale yaa arkay! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted September 1, 2007 ^You the brave who never loses the opportunity to lose an opportunity, you are a brave man that know how to disspear in blink of eye Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ojelle Posted September 1, 2007 you are a brave man that know how to disspear in blink of eye [big Grin] lol. That will be Afcase when he was stationed outside Kismaayo preparing to retake it for three months and got defeated in three hours Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 1, 2007 ^^^LOOL. Indeed, anyhow update us were Hiiraale unlike Col Afgaduud is having a state dinner.lool Quote Share this post Link to post Share on other sites