Sign in to follow this  
Liibaan

Sheekh Maxamuud Dagalka waa dambi wuxuuna uu dhex marayo Somali labada dhinacba

Recommended Posts

Abwaan   

Qofka muslimka waa ka xaaraan in uu dilo qof muslim ah, al qaatil wal maqtuul finaar

Kaalay hadde bakhtiga Amxaarada ee dhooban Iidaale muslim ka dhig.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Hadii muslimiintii nabad loo diiday, xabashi wax laga sheego waaba fuduul

 

Ninka xabashi keensaday waa khaldanyahay, soomaali maaha

 

lakiin waxaa ka daran oo ka xun, ninka dhiigii dadka muslimka xalaaleestay, dagaal bilaabay, kuna duulay dad muslim ah oo asaga waxba yeelin

 

Qofkii qof muslim ah ku duula muslim maaha,

 

Dagaalka waxaa ma masuul ah ninkii bilaabay ee soo duulay

 

Dowladan tamarta yar, ee baydhabo joogta, 2 sano iyo dheeraad bey jirtay cid ee wax yeeshay ama ku duushay ma jirin, maantana ayagaa la doontay

 

Nimankan diinta islaamka ka been sheegaya, waa munaafiqiin, gabigoodba wax aan 6 bilood bey jiraan, maalin kasta dagaal bey ku qaadaan magaalo cusub, waaba lo taag waayey, dagaal jecalaa maxkamadu, aduunka lama arag maxkamad dagaal huriya

 

100 magaalo bey qabsadeen mana deeqin, wax la sheeqo oo hurumar ana kamay qaban

 

Lakiin Colonel Aweys cid uu ka wakiil yahay majirtu, markaa dhul balaadhsiga ha joojiyo

 

 

Hadii Aweys iyo indhamadoobe ee doonayaan in ee la dagaalamaan Xabashi, Baydhabo kumay duuli laheen

 

Somalia iyo Ethoipia kabadan 1000 KM oo xuduud ah bey lee yihiin, lamana garanayo waxa maxkamada ku kalifay in ee ku duulaan Baydhabo

 

Dowlada TFG waa dowlad aan tayo laheen taa waa run

 

Hada dad soomaaliyeed iyo aduunka oo dhan baa goobjoog ka ah in dagaalka ee bilaabeen kooxda Aweys, marka ee ku soo duuleen Baydhabo.

 

Gardaro cad oo geedna loo gusoo gaban bey wadaan kooxda aweys

 

Behri Hadii meelaha ee maxkamaduhu xooga ku qabsadeen laga qaado, waxba yeena cabaadin Aweys iyo koodiisu

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this