Abwaan Posted December 24, 2006 Qofka muslimka waa ka xaaraan in uu dilo qof muslim ah, al qaatil wal maqtuul finaar Kaalay hadde bakhtiga Amxaarada ee dhooban Iidaale muslim ka dhig. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted December 24, 2006 Hadii muslimiintii nabad loo diiday, xabashi wax laga sheego waaba fuduul Ninka xabashi keensaday waa khaldanyahay, soomaali maaha lakiin waxaa ka daran oo ka xun, ninka dhiigii dadka muslimka xalaaleestay, dagaal bilaabay, kuna duulay dad muslim ah oo asaga waxba yeelin Qofkii qof muslim ah ku duula muslim maaha, Dagaalka waxaa ma masuul ah ninkii bilaabay ee soo duulay Dowladan tamarta yar, ee baydhabo joogta, 2 sano iyo dheeraad bey jirtay cid ee wax yeeshay ama ku duushay ma jirin, maantana ayagaa la doontay Nimankan diinta islaamka ka been sheegaya, waa munaafiqiin, gabigoodba wax aan 6 bilood bey jiraan, maalin kasta dagaal bey ku qaadaan magaalo cusub, waaba lo taag waayey, dagaal jecalaa maxkamadu, aduunka lama arag maxkamad dagaal huriya 100 magaalo bey qabsadeen mana deeqin, wax la sheeqo oo hurumar ana kamay qaban Lakiin Colonel Aweys cid uu ka wakiil yahay majirtu, markaa dhul balaadhsiga ha joojiyo Hadii Aweys iyo indhamadoobe ee doonayaan in ee la dagaalamaan Xabashi, Baydhabo kumay duuli laheen Somalia iyo Ethoipia kabadan 1000 KM oo xuduud ah bey lee yihiin, lamana garanayo waxa maxkamada ku kalifay in ee ku duulaan Baydhabo Dowlada TFG waa dowlad aan tayo laheen taa waa run Hada dad soomaaliyeed iyo aduunka oo dhan baa goobjoog ka ah in dagaalka ee bilaabeen kooxda Aweys, marka ee ku soo duuleen Baydhabo. Gardaro cad oo geedna loo gusoo gaban bey wadaan kooxda aweys Behri Hadii meelaha ee maxkamaduhu xooga ku qabsadeen laga qaado, waxba yeena cabaadin Aweys iyo koodiisu Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jabhad Posted December 24, 2006 ^Did you find more images of corpses to share us, be it Somali or Amxaar??? Quote Share this post Link to post Share on other sites