SOO MAAL Posted May 17, 2006 Garaad Jaamac Garaad Ali Garaad Jaamac A respected elder from Laascaanood speaking about the history of Boqorooyada (North-central Somalia) Taariikhdii Boqortooyada Garaaddada Beesha Dhul bahante Oo Uu Inooga Taariikhaynayo Mudane Xirsi Cismaan Sancad Quote Share this post Link to post Share on other sites
SOO MAAL Posted May 17, 2006 Congratulations to the new Garaad Its enormous responsibility in very terrible circumstances – endless civil war in Somalia I hope success for the news Garaad and may Allah make for him easy Quote Share this post Link to post Share on other sites
SOO MAAL Posted May 19, 2006 Abwaan C/samic Xasan Boobe oo inoo Tirinaya Dhawr Gabay oo ah Taageero, Tacsi iyo Roobdoon Gabay aad u Xiiso badan oo uu Tiriyay Abwaan C/samiic Xasan Boobe Waa labo gabay oo Midna uu kaga Hadlaayo Geeridii Marxuum C/qani midna Garaad Jaamac uu kula dardaarmayo Gabayadan waxaa Tiriayay Abwaanka Dhalinyarda ah ee Caanka ka ah Guud ahaan Gobolka Sool Hadeerna ku Nool Dalka Maraykanka, Waa C/samiic Xasan Boobe Quote Share this post Link to post Share on other sites
SOO MAAL Posted May 19, 2006 Wafti Ballaadhan Oo Uu Hoggaaminayo Wasiirka Boostada Iyo Isgaadhsiinta DKFS Oo Maalinnimada Bariya Ku Soo Fool Leh Laascaanood. Caleema Saarka Garaadka Cid Walba Waa U Furan Tahay, Siyaasaduse Waa Ka Reeban Tahay Axmed Cabdi Xaabsade Wasiirka Arrimaha Gudaha Ee Puntland Ururka Dhallinyarada SSC ee iyaga fadhigoodu yahay Magaalada London UK Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted May 20, 2006 ASSALAMU CALAYKUM, Congrats to the new Garaad, he is very young fellow I see. Moreover, brother Soo maal, can you enlighten me what the Garaad's specific duty is and will be in the community and in the society fadlan? Or do they handle the same duty of Suldaans' and Boqors? Thanks, Assalamu Calaykum. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 20, 2006 Wixii ka dambeeye qabtii odey dhaqamada hab dhaqankaas quruxda badan ayee u labistaan. Koofi barawaaniga awal waa jiri jiray, laakiin camaamadaas qaaska ah ayaan la yaabay Soomaalida kaliya saarata garbaha, siiba odey dhaqamada oo garbaha iyo dhabarka saarto. Waagii hore camaamad cad ayee garbaha saaran jireen. Intee laga helaa camaadadaas? Soomaalida maa sameeyo? Aad ee u qurux badan tahay, specially with koofi barawaani lala xirto, it makes you truly a gentleman, plus camaamad Carbeed ma'aha. Fiiriba sharafta ka muuqata ugaaskaan from Hiiraan: Quote Share this post Link to post Share on other sites
SOO MAAL Posted May 21, 2006 Gabay Tahniyad ah oo Abwaankeena Maxamed Hiirad kaga qaybgelayo Caleemosaarka Garaadka Guud ee SSC Garaad Jamac G. Ali WAREYSI: Magaalada Laascaanood oo ay ka socoto Xaflada Caleen saarka Ninka badalaya Marxuum Garaad C/qani.(20-05-06) Wafti Ballaadhan Oo Iskugu Jira Duubab, Malaaqyo, Wasiirro, Iyo Xildhibaano Ayaa Galabta Ka Soo Degay Garoonka Diyaaradaha Ee Iidle. waxaa soo gaadhay Magaalada Laascaanood wefti balaadhan oo Ka yimi Somaliland, kaas oo hogaaminayo mulkiilaha shirkada xalaawada ee DAHABSHIIL, waxanay ka kooban yihiin Suldaano, Cuqaal, Aqooyahano iyo waxgarad waxaa magaalada laascaanood soo gaaray Ugaas Ciise Ugaas Cabdle iyo wakiilka iimaan Maxamuud Munaasabadan ayaa ah mid umada soomaliyeed ay ahmiyad gaar ah siinayso isla markana noqon doonta tii ugu horaysay ee ay isku soo hor fadhiisan doonaan inta badan isimada iyo cuqaasha umada soomaaliyeed iyada oo aan loo kala eegin qolo qolo deegaan deegaan Dadwaynaha ku dhaqan deeganada SSC ayaa heegan u ah soo dhawaynta walaalohooda soomaaliyeed meel walba oo ay ka imaan donaan waxaadna ka dheehan kartaa dhamaan bulshada kala duwan sida ay diyaarka ugu yihiin inay marti galiyaan inta badan wax garadka beelaha soomaaliyeed oo aanay dhicin inta badan inay isa soo hor fadhiistaan tan iyo intii dawladii dhexe ee Somalia meesha ka baxday CALEEMO SAARKA GARAADKA XUDUUDUHU FURAN 22/05/2006 ayaa Maalinta loo balansan yahay Munaasabdda Ahamiyada weyn leh ee Caleemo saaridda Garaad Jaamac Garaad cali Garaad Jaamac garaadka Guud ee Qoomiyada Daraawiishta ee Degaamadda SSC-ga,sida weyna looga soo qeyb gelaayo. Hadaba waxaa si rasmi ah loo cadeeyeey loona shaaciyeey in Xuduuduhu u furan yihiin dhammmaan Dadka Maqaakooda leh ee ku Talo jira ka soo qeyb-gelida Munaasabadan Xurmadda,maqaamka Iyo Milgo Gobeedka weyn leh,Hogaan dhaqameed Taariikhda weyn leh,soo jireen ah,Doorkeeda iyo Magaceedu gaarsiisan yahay Dalka Somaaliyeed gudihiisa iyo meel kasto oo Ummada Somaali ahi joogaanba,maxaa meshs ka baxay carqaladii iyo qaskii eey wadaan Maamulka Goboleedka P/Land oo hadafkoodu ahaa xayiraada Erjooyinka Maqaamkooda Xurmo leh ee ka Imaanaayeey Dhinaca S/Land,iyadoo lagu dabaqaayeey arrimo Siyaasadeed,xiisadaha Colaadeed ee ka Dhexeeya P/Land iyo S/Land,laakiin waxaa si cad ugu hor yimi rabitaanka Bulshada SSC-ga oo diiday fara gelinta Maamulku ku sameeynaayo howlaha iyo hanaanka maamul, hab maamuus ee Munaasabada caleemo saarka oo ah hab dhaqameed xurmadiisa leh,kana baxsan Siyaasadda iyo Mashaxnimadeedaba, fariin qeexana gaarsiiyeey Madaxtooyada Garoowe:-Munaasabadda Caleemo saarka Garaadka Waxba Idiinkama Khuseeyaan. Xaabsade:Cid Alaale Cidii Danaynaysa Ayaa Iman Karta Caleema Saarka Xuduuduhuna Waa Furan yihiin Jawaabtii Maamulka P/Landna noqotay Ereyadan kooban oo kor ku xusan oo awooda Dadweynuhu ka soo saareen Afka Wasiirkka Arr.Gudaha ee P/Land,waana arrin hambelyadeeda Bulshadu iska leedahay,qarankeeygu sidii ku habooneyd u tilmaamaay,waxaa ka Soo qeyb galaaya Munaasabadda caleemo sarrdka Garaadka Dad ka Socdo ama Ergooyinka ka kala socdda;- -Dowladda Federaalka. -Maamulka S/Land. -Maamul Goboleedka P/Land. -Xubno Barlamaan-Fadaraalka,P/Land iyo S/Land-ba. -Ergooyinka Hogaan Dhaqameed ka Socdda:- -Maqaalyadda Goboladda Bay iyo Bakool. -Ugaasyo iyo Garaado ka Socda Jubba Hoose. -Imaano Iyo Wakiilo Imaan oo ka Socda G/Banaadir. -Waffti Ugaaska Caabud-waaq. -Wafti Isimo ka socda G/Dhexe. -Wafti Isimo Balaaran G/Barri. -Wafti Isimo Balaaran Sanaag Barri -Wafti Isimo Balaaran Dhanka S/Land. -Wafti Isima Iyo Shakhsiyaad Dalka Jabuuti. -Wafti Isimo iyo Masuulin Maamulka Zoonka Shanaad. -Wafti Isimo iyo Waxgard Somaalida Kenya. -Guud ahaanba Isimadda Degaamadda SSC-ga. -Wufuud Culimaa-udiinka Somaaliyeed. -Ergooyin Golaha Ganacsatada Somaaliyeed Dubay. -Ergooyin Somaalida Qurba Jooga ah;- -Mareeykanka. -Canadda. -England. -Holland. -Sweden. -Finland. -Norweey. -Austaraaliya. -Dunidda Carbeed,Sacuudiga,Imaaradka,Qadar,Cumaan,Suuriya, Yemen,Iyo Kuweyt. -Koonfurta Afrika. -Dowladaha Igad,Kenya,Ugandha Iyo Itoobiya. -iyo Shakhsiyaad kalle oo fara badan. Sida Muuqata waxeey noqon doontaa Caleemo Saaridkii ugu weynaa oo ka dhacay guud ahaanba Dalka Somaaliyeed(Waligiiba) waxaana cadeeyneeysa sida munaasabaad Mudnaanta weyn loo Siiiyeey iyo habka ka soo qeyb galka,waana arrin ahamiyadeeda leh,Alle Mahadii iyo Maqaamka Garaadnimadda Reer Garaad Jaamac Mudan tahay iyo Doorka Taariikhiga ah,Gaaradkan ayaa noqonaaya Mid 19-aad,Waxaan ku boorinaayaa Gudiyadda qabanqaabada in eey Sida ku haboon howlahooda u gutaan,hanaanka hab-maamuusna Maqaamkiisa siiyaan. -Alla Mahad Leh- -Qorre-Xassan C/Laahi Sh(Xassan Carab)- -England-UK-20/05/2006- -sharifhassan50@yahoo.com. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted May 21, 2006 Very nice indeed. Garaad Cabdiqani Garaad Jamac wuxu ahaa nin nabaddeed oo magacweyn ku leh mandaqadda aadna looga tixgaliyo. Waxaan u rajaynayna garaadka cusub ee la caleemo saarayo inuu ilaahay u fududdeeyo xilka uuna noqdo mid buuxin kara jagaddi uu ka baxay alle ha u naxariiste Garaadkii beeshu ee dhawaan geeriyooday. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted May 21, 2006 Hambalyo indeed. A very timely affair! Quote Share this post Link to post Share on other sites
SOO MAAL Posted May 22, 2006 Prof. Galaydh ayaa waxa uu ka war bixiyey dhaqamada dadka Afrikaanka iyo boqortooyadii beesha Dhul bahante Guddoomiyaha guud ee Shirkada DAHABSHIIL Maxamed Saciid Ducaale oo ka waramaya qaban qaabada caleema saarka garaadka ee ka socota maagalada Laascaanood. Magaalada Laas-caanood ee xarunta gobolka Sool ayaa waxaa maalmihii lasoo dhaafay ku sii qul-qulaya wufuud aad u tiro oo ka kala Dawlada Somaliland, Maamul Goboleedka Somaliya ee Puntland iyo Dawlada ku Meel gaadhka ah ee Somaliya, si ay uga qeyb galaan caleemo saarka Garaadka 19aad ee beesha Dhul bahante , Garaad Jaamac Garaad Cali oo beri loo balansan yahay boqridiisa. ...Si kasta ahaa Caleemo saarka Garaadka 19aad ee beesha Dhul bahante ayaa kulmisay Siyaasiyiin, Salaadiin, Malaaqyo, ganacto iyo aqoonyahano mudo dheer kala baaday, iyadoo ay Magaalada Laascaanood la ciirciiraysa wufuud kala duwan oo kala af kaar ah oo ka kala yimi dalka gudihiisa iyo debadiisa. More:Qarannews Magaalada Laascaanood Oo Kulmisay Wufuud Kala Duwan oo kala ah Siyaasiyiin, hogaamiye dhaqameedyo, Ganacsato iyo shicib caadi ahba RAADKII GARAADII HORE IYO RAJADA GARAAD JAAMAC GARAAD CALI. Wafti balaadhan oo ay hor kacayaan malaaqyada beesha Digil iyo Mirifle oo soo gaadhay xarunta caleemo saarka ee Laascaanood. Madaxweyne Cadde Muuse Iyo Madaxweyne Ku Xigeenka Xasan Daahir Oo Wafti Balaadhan oo hadda soo gaadhay Madasha Caleema saarka Garaadka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
SOO MAAL Posted May 22, 2006 Garaad Jaamac Professor Ali Khalif Garaad Jaamac Garaad Cali Oo Hadda Lagu Caana Shubay Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 22, 2006 Wonderful day indeed,congrats to our new Garad. The younger generations are coming through. - I loved this pic of LA Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fiqikhayre Posted May 22, 2006 Great Day!!!!!!!!1 Hambalyo to the new Garaad, Garaad Jaamac Garaad Cali and I wish him all the best and may Allaah make his task easy. May he become the one, who reigns in peace, justice and righteousness! Some images: Bulugley in the background! How beautiful you're. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fiqikhayre Posted May 22, 2006 Listen here to the ceremony taking place (caana shubkha garaadka), indeed very powerful and noble what took place today! All the Somalis from the five corners were present and congregated under one banner, the banner of Soomaalinimo, dhaqan iyo isjacayl. Great stuff, listen from the 33rd minute 50th second! Quote Share this post Link to post Share on other sites
SOO MAAL Posted May 22, 2006 Caleemosaarkii Qarniga oo ahaa mid Midnimo iyo Walaaltinimo Soomaaliyeed ku Dheehan DHAGEYSO: Xafladda caleemasaarka Garaad Jaamac Garaad Cali oo maanta lagu caleema saaray magaalada Laasacaanood ee gobolka Sool, Khudbadihii munaasabadda laga jeediyey iyo waxbixinno guud oo ku saabsan hannaan socodka munaasabadda SSCayn: Xafladdii Caleema Saarka Garaad Jaamac Garaad Cali Oo Si Habsamiya U Soo Gabagabowday. Somaliweyn:Xafladda Munaasabada Caleemo Saarka Garaadka oo si weyn oo nabad-gelyo ah uga dhacday Dooxada Geeda qarsey ee Laascaanood Allpuntland: Laascaanood: Garaad Jaamac Garaad Cali oo lagu caano shubay iyo Qudbado halkaasi ay ka jeediyeen masuuliyiin fara badan iyo xafladdii oo soo xirantay. BiyoKulule: Laascaanood:-Garaad jaamac oo lagu caano shubay(la caleemo saaray). Dayniile: Garaadkii bedelay Garaad C/qani oo maanta lagu duubay Laascaanood Gadonet: <a href="http://www.gedonet.com/modules.php?name=News&file=article&sid=2019" target="_blank">http://www.gedonet.com/modules.php?name=News&file=article&sid=2019[/url] Halgannnews: xafladii caleemasaarka Garaad jaamac Garaad cali Garadaa jaamac Jamhuuriya: Lascanod: Caleemo-saarka Garaadka Cusub iyo Loollanka Siyaasadeed ee Saddex Geeska ah Qarannews: Maanta iyo Caano Kuu Shubkii Caleemo Saarka Garaad Jaamac Garaad Cali SBC: Garaad Jaamac Garaad Cali oo lagu caleema saaray Laas Caanood Quote Share this post Link to post Share on other sites