Sign in to follow this  
NASSIR

Bosaso: Efforts to improve security and relations at Panaroma conference

Recommended Posts

NASSIR   

Warar Faahfaahsan oo ka soo baxay Qaar ka mida Golaha wasiirada iyo Saraakiisha Amaanka ka dib shirkii shalayto ka dhacay Hoteel Baana Rooma

 

Bosaaso:-Warar hoose aan ka helay Dhinaca Maamulka, gaar ahaan Wasiirka Madaxtooyada Maamul Goboleedka Puntland iyo arimaha Amniga ayaa ku soo waranaya in Ciidamada Bileyska ee ka soo jeeda Gobolka Sanaag ay ka mid Noqonayaan Kuwa Madaarka Magaalada Bosaso iyo Dekeda Magaalada Bosaso halka la sheegay inay Madaxtooyada Magaalada Bosasona qaar ka mid ah ay noqon donaan Xubnaha dhinaca Amaanka ee Joogtada ah.

 

War aan sidaasi loo faahfaahin oo ka soo baxay Wasaarada Arrimaha Gudaha ayaa sidoo kale Xaqiijinaya In xili dhow ay Xukuumada Maamulku soo bandhigi Doonto Lacago ay u qoondaysay Dekeda Magaalada Laasqoray dhismaheeda Doorkii Xukuumada Puntland
iyo bixinta kharashaadkii ay ugu deeqday Xukuumadii C/laahi yuusuf ee dowladii hore ay cuntay.

 

Madaxwayne Faroole ayaa shaaciyey inuu Dakhliga Dekeda Magaalada Bosaso boqolkiiba 20 u qorshaynayo dhismaha Marsada Magaalada Laasqoray ee Gobolka Sanaag taasina hadii ay dhabowdo waxay ka mid Noqon kartaa talaaboyinka Loogu dedaalayo Dhinaca Xukuumada ee Hirgelinta Dekeda Magaalada Laasqoray ee Mamulka Puntland.

 

Suldaanka Guud ee Beesha ********** Suldaan Siciid Suldaan Cabdi Salaan iyo qaar ka mida siyaasiyiinta reer Sanaag oo ay qayb ka yihiin Golaha wasiirada maamulka Puntland iyo Sarkiisha Ciidamada Amaanka ayaa shalay shir ay ku galeen hoteelka Baanarooma ee Magaalada Bosaso Waxaa ay kaga hadleen dhowr arimood oo ay qayb ka tahay Dhismaha dekedaasi iyo sidii ay uga qayb qadan lahayeen Maamulka Iyo Shacabka reer Sanaag oo tageero ka helaya Ganacsatada iyo Maalqabeenada ku dhaqan dalalka shisheeye ee aqoonta u leh dhismayaasha iyo Xirfadaha caynkan oo kale ah.

 

Maxamed Axmed Ciise

Radio Dhahar 

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

If this news turns real, we shall be able to assess if they can walk the walk. In all manners of the past and its political heat, this is necessarily a good policy initiative. To work out some structural changes in order to improve the security of the city and send a strong signal of solidarity and economic cooperation was long overdue.

it's also good decision by Puntland to return the money earmarked for the Laasqoray by the TFG in form of resource allocation.

 

Besides, consolidating the port security and the law enforcement is also a great new strategy by Faroole and Ilka-Jir.

 

Pics

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Of course, every community should develop its area, but when you form a political union, it's imperative that whatever aid and development intended for the blocks that make up its whole by either Somali government or UN agencies should be part of the community's efforts. If this is hard to achieve just because few individuals benefit from this contract, then our people must demand an answer or seek an alternative road. There's needs to be checks and balances and transperancy.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this