Saalax Posted January 14, 2010 Ciyaar Saaxiibtinimo oo Dhex Martay Degmooyinka Ceerigaabo iyo Burco Waxaa galabta ka dhacday garoonka ku bada cagta ee DAALLO stadium eek u yaala magaalo madaxda gobolka sanaag ee degmada ceerigaabo ciyaar aad u xiiso iyo xamaasad badanayd Ciyaartaas oo u dhaxaysey laba da kooxood ee ku ciyaarayey degmada ceerigaabo iyo degmada burco ayaa bilaabantay saacada afrikada bari markay ahayd 4:00PM Ciyaartu waxay ku bilaaban tay jawi degan oo farxadeed ha se yeeshee kooxada kubad cagta ee ku ciyaaraysey magca degmada burco ayaa labadii daqiiqadood ee ugu horaysey laba gool ku dhaliyey shabgii kooxda reer ceerigaabo hase yee shee kooxda reer ceerigaabo waxay muujiyeen geesinimo iyo kelyo adayga. Waxaana loo raciyey gool sadexaad daqiiqadii 5aad waxaa ay sameeyeen dhiiri gelin iyo dedaal dheeraad ah kooxda reer sanaag waxaanay daliyeen gool koodii ugu horeeyey waxaana kooxdaa reer ceerigaabo u dhaliyey gool kaa ciyaartoyga da’ad yare ee ibraahim sh cabdiraxmaan waxana uu goolkaasi noqday mid niyada u sii toosiya kooxda reer ceerigaabo waxaa halkaa ku dhamaatay qaybtiii hore ee ciyaarta. Qaybta labaad oo ay labada kooxoodba la soo bexeen ciyaar aad u qurux badan ayaa waxay kooxda reer ceerigaabo dhaliyeen goo aad u qurux badan oo uu u dhaliyey ciyaaryahanka kale ee axmed dalmar siciid {boqole} Sikastaba ha ahaatee ciyaartaasi waxay ku soo dhamaatay 2 & 3 oo ay guushu ku raacda kooxda reer togdheer ee burco waxaana la filayaan in ciyaartaas mid lamid ahin la isugu soo noqdo maalinta baerito ah wixii ka soo kordha waanu idin la soo socod siin doonaa Siciid axmed tamreyse Xamaasnews Ceerigaabo/sanaag/somaliland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qudhac Posted January 15, 2010 CANT MESS WITH BURCO AT FOOTY... THEY THE HAVE THE BEST REGIONAL TEAM... BY THE WAY WHAT HAPEN TO SOMALILAND CUP THIS YEAR Quote Share this post Link to post Share on other sites
Koora-Tuunshe Posted January 15, 2010 To me, it seems like Bur’o won by the skin of their teeth (fluke). But I congratulate the players, coaches and support of both teams. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted January 15, 2010 Qudhac, i don't know what happened to the competition. but it was like the speed of a luck 3.2 laakinse last time Burco region team got beaten by Oodweyne region. lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted January 15, 2010 Originally posted by Koora-Tuunshe: To me, it seems like Bur’o won by the skin of their teeth (fluke). But I congratulate the players, coaches and support of both teams. indeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites