Jacaylbaro Posted January 1, 2008 Waxaa lasoo magacaabay Garsoorayaashii maxakmada Gobolka Sool kan Degmada iyo waliba racfaanka kuwaas oo aan hore uga jirin Gobolka Sool tan iyo intii maamulka Somaliland uu la wareegay gacan ku haynta Gobolka Sool marka laga reebo dhawr xubnood oo shaqada sii wada. Dawlada dhexe ee Somaliland ayaa waxay soo dhamaystirtay dhamaanba garsooradii ka hawlgali lahaa Gobolka Sool kuwaas oo si wayn dadku ay usugayeen maxkmada Gobolka Sool oo shaqaynayasa qabatana hawlo badan oo hadda horyaal ama ka dhaca Gobolka. Magacaabistan xilalka garsoorayaasha ayaa waxaa si wayn usoo dhaweeyay shacab waynaha Gobolka oo si wayn utabsanaa halkii umadu ay ku kala baxaysay oo aan lahayn tan iyo intii maamulkii hore meesha ka baxay kan danbena aan loosoo magacaabin garsoorayaal dhamaystiran. Magacyada Garsoorayaasha:- Maxkmada Degmada Laascaanood Ibraahim Axmed Muuse Gudoomiye Xasan Cige Xirsi Garsoore Maxamed Maxamuud Maxamed Garsoore Maxamed Ibraahim Samatar Garsoore Maxkmada Gobolka Sool Yuusuf Xasan Cabdi Gudoomiye Maxamuud Cabdi Ibraahim Garsoore Axmmed Diiye Cilmi Garsoore C/raxmaan Sh. Cumar Xasan Garsoore C/raxmaan Cali Maxamed Garsoore Axmed Saleebaan Geele Garsoore Maxkamada Racfaanka Gobolka Sool Saleebaan Jaamac Ciise Gudoomiye C/xakiin Cabdi Faarax Garsoore C/Naasir Maxamed Cali Garsoore Waxaa horay usii shaqayn jirtay Maxkmada Degmada Laascaanood oo qaban jirtyay hawlo badan oo u baahnaa maxkmad Dhamaystiran iyadoo intii ay maxakmada Degmada Laascaanood ay shaqaynayasay dadku si wayn usoo dhaweeyeen. Hadaba garsoorayaasha maxkmada ee hadda lasoo magacaabay ayaa ah intooda badan kuwo aan ku cusbayn wajiyada shacabka reer Laascaanood ayna horay uga hawl gali jireen maxakmadii hore ee Gobolka Sool kana diiwaan gashanayd maamulka Puntland sidoo kale Maxakmada Gobolka,Degmada iyo Rafcaanka ayaa waxa ay xafiiskii ugu horeeyay ee ay ka hawl galaan ka fureen xafiis cusub oo horey ay udhistay hay’ad fadhigeedu yahay Puntland kaas oo aan wali shaqo bilaabis aan samayn. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Yaabka-Yaabkiis Posted January 1, 2008 C/yusuf Taa waa diiday oo wuxuu Yidhi: Somalai naa naa niin lakala gooynmaaayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 1, 2008 many of them say that ........ somalis have never been united anyway and they all know that. wuxuu yidhi waa wax horaba loo yidhi ... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Yaabka-Yaabkiis Posted January 1, 2008 i also head by chance; Bush wuxuu dhahay: Somalia is Somalia..lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 1, 2008 blame your ears then ,,, looooooool Quote Share this post Link to post Share on other sites
A.J. Posted January 1, 2008 This is a very good development indeed. Justice is a primary concern and the region is making good progress towards setting up the judicial system for that Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 2, 2008 good development indeed. I look forward when the jails are rehabilitated and criminals are brought to the justice. The region has been abandoned for the past years but it is time to do something about it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted January 2, 2008 Originally posted by B_Analyst: i also head by chance; Bush wuxuu dhahay: Somalia is Somalia..lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
DHAHAR Posted January 2, 2008 LOL Good job.. SL is doing something that PL would never had done it. Quote Share this post Link to post Share on other sites