Che -Guevara Posted May 22, 2010 mudaharaad balaadhan oo ay bulshada reer laascaanood kaga soo hor jeedaan Xasuuqii kadhacay magaalada buuhoodle ee goblka cayn kaasoo ay ciidamada ethopia Xasuuq ugu Geysteen Shacabka reer Buuhoodle. Dadkan mudaharaadayey ayaa iyagu dhagxaan dhigay wadada laamiga ah ee dhex marta magaalada laascaanood, mudaharaadayashan ayaa watay Calanka Jamhuuriyada Somalia ee buluuga ah Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 22, 2010 Waba la xidh xidhay sannad ba lugu xukumay Xadhig ah , Well done Mamuulka gobolka sool eeh Somaliland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted May 22, 2010 wow... very beautiful People of Laas Caanood waving the flag of United Somalia, showing their full to SSC Mujaahidiin and the unity of Somalia Long Live SSC, United Somalia Long Live the Blue Flag Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted May 22, 2010 Banaanbixii ugu waynaa ayaa saaka markale ka dhacay magaalada laascaanood halkaasoo ay isugu soo baxeen boqolaal haween iyo carruur iyo dhalinyaro ah kuwaasoo ka soo horjeeda dagaalada ka soconaya magaalada widhwidh. Banaan baxyaasha ayaa waxay ku dhawaaqayeen hadalo ka dhan ah maamulka somaliland iyo maamulka addis ababa kuwaasoo dhibaatooyin u gaystay shacabka gobolada ssc . waxaa kaloo maanta maxkamadda ay leeyihin maamulka riyaale ku xukuntay 20 labaaton qof oo isugu jira haween iyo carruur dhalinayaro min hal sano. Guddoomiyaha Gobolka oo ka hadlay TV ga universal mr askar ayaa sheegay inay xukumeen dadkan shacabka ah guddiga nagabad gelyada gobolka sool waa sida uu hadalka u dhigay.ayna u xidheen si ay u joojiyaan banaanbaxyada ay wadaan ,waxaana jirtta tiro kale oo maantana labqabtay. Quote Share this post Link to post Share on other sites