me Posted January 16, 2008 Maleeshiyada Riyaale oo dad shacab ah ku leysay duleedka Laascaanood hantidey wateena ka dhacay Picture Picture 2 Laascaanood January 16, 2008 Abaara 10:30 fiidnimo ee xalay ayaa ay maleshiyada Riyaale ee jidgooyada dhigatay duleedka Bari ee magaalada Laascaanood waxaa ay weerar gaadma ah ku qaadeen gaadhi rakaab ah oo ka yimid magaalada Galkacyo ee gobolka Mudug kuna socday magaalada Laascaanood Gaadhiga oo noociisu ahaa Mark II ayaa waxaa rasaas ooda kaga qaaday Maleeshioyaadsi ka dibna baartay gaadhiga iyaga oo ka qaatay wixii hanti ahayd ee ay wateen rakaabkii saarnaa gaadhiga. Weerarkaasi fool xumada ah ee ay shacabka kula kaceen maleeshiyaadka Riyaale ayaa waxaa ku dhintay qof rayid ah oo ka mid ahaa rakaabka gaadhiga saarnaa kaasoo meydkiisa uu ilaa haatan yaalo dhaqtarka weyn ee magaalada Laascaanood ka dib markii la waayay ehelada Marxuumka geeriyooday oo lagu magacaabi jiray Cumar Eelay kana soo jeeda Gobolada Baay iyo Bakool isagoo la xaqiijiyay in uu ka ganacsan jiray gobolada Mudug iyo Sool . Xargaga online oo ay u suura gashay in ay Meydka ku booqoto Cisbtalka ayaa soo xaqiijisay dhimashada Marxuumka geeriyooday. Waresyi aanu la yeelanay darwalkii waday Gaadhiga oo uu dhalay Mid ka mid ah Isimada Gobolka Sool ayaa Xargaga u xaqiijiyay in uu aad ula yaabay weerarka fuleynimada ah ee ay kooxda Hargeysa ku qaaday gaadhi yar oo dad shacabi wataan isagoo intaa raaciyay in aysan ahayn markii u horeysay ee ay ku kacaan falkan oo kale hase ahaate caada ka dhigtay in ay gacan mariyaan rakaabka wadada joogta u isticmaala. Ganacsatada u kala safarta gobolada Puntland gaar ahaan kuwa ka taga Laascaanood ayaa hada lacagaha ay ku safraan u adeegsada Xawilaadaha iyadoo waayadii hore ee uu dalku amaan ahaa isla markaana ay gawaadhida xamuulku sii qaadi jirtay lacagta ka dibna loogu soo bedeli jiray badeecadaha ay u baahan yihiin. Maleeshiyada Riyaale ayaa tan iyo intii ay qabsadeen magaalada Laascaanood waxa ay fadhiisimo ka dhigteen wadooyinka soo gala magaalada Laascaanood iyadoo ay dad badani haatan bilaabeen in ay magaalada isaga baxaan ka dib markii uu gabaabsi ku yimid biyaha Xareeda ah ee laga keeni jiray Degaanka Kalabeydh ka dib markii ay maleeshiyada Riyaale dhac iyo handada joogta ah ku bilaabeen darawalada Booyadaha Biyaha Xareeda Keena ayaa ay booyadihii soo dhaamin jiray joojiyeen doonista biyaha sababa amaan daro . Fahmo jaamac Laascaanood Somalia Fahmoj@live.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted January 16, 2008 ^^ very poor source Dhaqan umalaha rer Somaliland in waxaas oo kale ku kacaan. You can accuse that of Puntland and the Warlords but not Somaliland. As the old saying goes 'If it doesn't fit, you must acquit'. Kuwa dhaqanka waxaas uleh waa kuwa Boosaso dadka ku qafaasha ee hadhka cad Jailka dadka ku laaya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
me Posted January 16, 2008 ^tell that to the victims families. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted January 16, 2008 ^^ Think about it, marka dagaalka lagaga adkaado kuwa Puntland ayaa waxa dhacda two things: 1. Puntland administration accuses of ICU and Alshabaab being behind it 2. Puntland supporting website all of a sudden report rapes, theft, killings of civilians and etc. Somaliland was in the region for a long time. And all this time, people came to recognise Somaliland as a very professional (in Somali terms) army which keeps its distance from civilian affairs and in most cases engages in mediating and peace making efforts. Again, Mr. "Me", 'If it doesn't fit, you must acquit'. I know you are very desperate as of recently. Xaalkaagu waa "Wixii aad ku ciil bixi kartaaba waa kuu cawo iyo ayaan". Quote Share this post Link to post Share on other sites
me Posted January 16, 2008 ^What Puntland says or what Puntland media say is not the issue here. The issue at hand is SNM militia's have murdered civilians in Laas Caanood. Is purposefully killing civilians fighting a war according to you? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted January 16, 2008 ^^That is a silly question. I don't think Dayr Cabdi Iska-Toos, the deputy commander of Puntland melitia who is behind bars now in Burco, is a civilian. Neither is Xiif Cali Taar, Puntland Navy Commander, who was wounded in the 15 Oct 2007. If these are civilians, then you can please teach us what you term as a non-civilian in your world? Quote Share this post Link to post Share on other sites
me Posted January 16, 2008 ^We are discussing this topic of the killed civilians. So stick to the topic. Is purposefully killing civilians fighting a war according to you? We know according to the SNM militia it is and these killings prove that. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted January 16, 2008 ^^Nin daad qaaday xunbo cuskay. Listen adeer, you can author whatever rabish and post it here and rabber-stamp it yourself to confirm that its a real story and lets see how far you go with it. ha ku macaanaato sxb. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 16, 2008 Dhaqan umalaha rer Somaliland in waxaas oo kale ku kacaan It looks like the pic is from somewhere else,but come on, Somaliland ain't holier than anyone else.It is silly to say it is not within us to kill or rape. Human nature dedicates otherwise. Quote Share this post Link to post Share on other sites
me Posted January 16, 2008 Malayshiyada SNMta Oo DIlay Nin Gasoo Jeeda Deeganada SSC Ciidamada Malayshiyada Beesha Dirta Waqooyi oo tacshiirad ku dilay nin ka mid ahaa rakaab saarnaa gaadhi marayay Buundada booda oo magaalada ka xigta dhinaca bari. ciidamada somaliland ee jooga kaantaroolka bari ee magalada laascaanod ayaa habeenimadii xaly ahayd wax rasaaseeyeen gaadhi dad shacab ahi saarnaayeen oo marayaya wadada xili habeenimo ah halkas oo uu kunaf waayay nin kamid ah rakaabkii gaadhigaas saarnaa ninkan maydkiisa ayaa ilaa hada yaala isbitaalka dhexe ee magaalada lascanood iyadoo lagu tilmaamay inuu ka soo jeedo deeganada SSC maaha markii koowaad ee ciidamada maamulka somaliland ee ka yimi waqooyi galbeed somaliya ay rasaaseeyaan gaadiidka iskakala goosha deegaanada SSC . hadda ka hor waxaa dhacday in ay tacshiirada ku dileen haweenay waalneed oo caan ka ahayd magaalada iyo Waliba Ninkale Oo Waalnaa Oo calanka Somaliya iska Wadanjiray. Wxii Kasoo Gordha wararkaas kala Soco Boocame Online News warbaahinta Qarniga Cusub!!! Boocame@hotmail.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
me Posted January 16, 2008 Originally posted by me: hadda ka hor waxaa dhacday in ay tacshiirada ku dileen ........iyo Waliba Ninkale Oo Waalnaa Oo calanka Somaliya iska Wadanjiray. Che is ilaali. Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted January 16, 2008 ^^The request was for Mr Me to provide other sources (preferably non PL) in order for the accusations to be taken seriously. Non have been provided so far. Quote Share this post Link to post Share on other sites
me Posted January 16, 2008 ^These are not Puntland sources but SSC sources. These are the News portals used by the local people. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 16, 2008 Originally posted by me: ^These are not Puntland sources but SSC sources. These are the News portals used by the local people. LooooooooL..Good one. Apparently to the landers, some local people are liers while others are saints. Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted January 16, 2008 Che, one is prepared to condemn if true. ps what happend to your usual inquisitive self? Quote Share this post Link to post Share on other sites