Gabbal Posted November 20, 2007 Shir Sanadeedkii Ururka Somali Development Foundation Oo Ka Bilaabmaya Columbus, Nov23-24,2007 Nov 19,2007 by Columbus-GEDO-NN Warsaxaafadeed uu soo saaray ururka Somali Development Foundation ayaa waxaa dhammaan lagu ogeysiinayaa dadweynaha ku dhaqan magaalada Columbus, OHIO iyo nawaaxigeeda inuu shir sanadeedkii ururka Somali Development Foundation uu ka furmi doonoo magaalada Columbus ee gobalka OHIO. Shir sanadeedkaasi ayaa socon doono bishan November 23-24keeda, iyada oo aya ka soo qeybgali doonaan aqoonyahanno ka socdo wadamada Mareykanka, Canada iyo Yurub sida ay Gedonet u xaqiijiyeen qabanqaabiyaasha shirkan muhiimka ah. Shirkaan oo ka kadisan shirarkii horay loo qaban jiray ayaa diirada lagu saari doono qodobabo door ah oo taabanaya dhinanyada kala kadisan ee waxyaabaha aasaasiga u ah nolsha bulshada iyadoo laisu dayi doono in la mideeyo fakirka iyo ahdaafta dhamaan ururada ka dhisan qurbaha ee ku hawlan arrimaha buslda. Hadaba waxyaabaha uu ku saabsan yahay kulan sanadeedkaan si aad uga bogatid raac oo taabo xiriirada (links) hoos ku qoran. November 20, 2007. Dear Guest, The Somali Development Foundation would like to invite you cordially to an upcoming SDF 3rd Annual Conference which will be held at Columbus, OH. Nov. 22, 2007 @ 8:30 am to 6:30 pm Conference Nov. 24, 2007@ 5:30 pm to 9:00 pm Evening Event. This conference, which will be a forum style, is meant to shape a line of communication between Diaspora community, and local NGOs, including SDF, Hirdo, Iqra, Ganane, Markabley G.E.D.O., SSN and more. The underlining agenda is to focus on the current survival needs, such as security, education, health and human services and business and economical development for those regions. This convention will give us the possibility to contribute our collective efforts by undertaking those fundamental problems, and develop a wide-ranging and joined strategy. Prior to the conference date, we would like to know the subject/topic you wish to contribute by selecting one of the above topics. Please make sure you let us know by emailing us at SDFAGM@Yahoo.com . If you are unable to attend but wish to receive details of the programs and make comments in writing, please indicate it via email. There will be $100 dollar for conference fee. Students and Elders are discounted for $50 dollars only. We are looking forward to seeing you at the conference. Should you need additional information about this conference, please do not hesitate to contact us. Sincerely, Dr. Warsame Hassan Ali, PHD EE President of Somali Development Foundation SDF 3rd Annual Conference November 23 �" 24, 2007 Columbus Ohio: Embassy Suites Columbus 2700 Corporate Exchange Dr. Columbus, Ohio 43231 Phone: (614) 599-2409 or (614)506-0645 Fax: (713) 270-0122 Email: SDFAGM@Yahoo.com Si aad uga bogatid faahfaahinta kulan sanadeedkaan bal riix xiriirka hoos ku lingaxan. Quote Share this post Link to post Share on other sites