Sign in to follow this  
General Duke

Laascaanood : second huge demo against [Cadowga Somalidiidka]

Recommended Posts

Bananbax Lagaga Soo Horjedo Ciidanka Cadowga Somalidiidka Ayaa Laascaanood Kasoc

 

(Laascaanood}7.10-7

“War Deg Deg Ah:::::Banaanbax ay dad weynaha magaalada soo abaabuleen isla markaana ay ku diidanaayeen ciidamada dulfadhiya ee cadowga ah ee somalidiidka ayaa haatan ka socda magaaalada laascaanood.....................................

 

banaanbaxan oo aan lagaranayn cida soo abaabushay ayaa dad weynaha magaalada waxay socod ku mareen wadooyinka waa weyn iyo xaafadaha laascaanood .

 

Dumar iyo caruur aad u faro badan ayaa kor ugu qeylinayay halku dhigyo ay ku diidan yihiin ciidamada maamulka somalidiidka ee fadhiya duleedka abeesaley.

 

Dooni meyno Doolar qaate....... dooni mayno Daba-dhilif ..........Dooni mayno Danayste.........ayaa ka mid ahaa hadalo ay kor ugu qeylinayeen dad weynihii saaka isugu soo baxay fagaarayaasha magaalada.

 

Dadweynaha oo watay sameecado aad u codod dhaadheer oo ay ku rakiban yihiin baabuurta basaska ayaa kor ugu qeylinayay ereyo ay ka muuqdaan cadho iyo ciil ay u qabaan ciidanka somalidiidka .

 

waa banaan bixii labaad oo lagu diidan yahay ciidamda cadowga somaliidka ah oo ay dadweynaha magaalada iskood usoo abaabulaan oo ka dhaca magaalada taniyo dagaalkii ugu danbeeyay ee ay soo qaadaan ciidamda cadowga.

 

 

Jo ....Widhwidh Online News Desk..media center

Share this post


Link to post
Share on other sites

lool is that what you call a demonstration

a few people walking on their way to sip a cup of tea a lovely morning in Sool region of Somaliland republic.

 

was this crap worth to break your fast duke ?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this