Liibaan Posted May 22, 2010 Shacabka reer Laascaano ayaa saaka waxaa ay dhigeen banaabaxyo balaaran oo looga soo horjeedo dagaalka gardarada ah ee ay ciidamada maamulka la magic baxay Somali land ay ku qaadeen deegaanka widhwidh ee gobolka Cayn,waxaana shacabkaasi oo caraysan ay ku gubeen wadooyinka Laascaano Taayiro,iyagoona muujinaya dareenkooda ay arintaasi uga soo horjeedaan. Boqolaal ka tirsan shacabka reer Laascaao ayaa haatan kusii siqaya dhinaca dhismayaasha ay maamulka Somali land ka dagan yihiin Laascaano,waxaana ay iyaga oo caraysan la dhacayaan dhagxaan. Banaabaxan oo haatan ah mid socda ayaan la oagayn marka uu soo gabagaboobayo,waxaana jira dhaawacyo la sheegay in ay banaaxyadaasi ay sababeeni,yadoona haatan ay yihiin shacabku kuwo caraysan oo ay suurta gal tahay in ay gacmaha isla galaan ciidamada Somali land ee magaalada Laascoono. Ciidamada SSC ayaa ah kuwo haatan kusii siqaya gacan ku haynta Magaalada widhwidh waxaana ay doonaayaan in ay guud ahaan dib ugala wareegaan magaalada ciidamada maamulka Somali land ee deegaanka kusoo duulay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted May 22, 2010 LA is next up to free from Riyaale project.. Somali ha israacdo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 22, 2010 dhowr iyo labataan qoff ba la xidh xidhay Mudaharaad xaq waad u leedahay laakin wa inad fasax ka so qadaatan Dawlada somaliland taasina ma dhicin tasa keentay ina dadka la xidh xidho Quote Share this post Link to post Share on other sites