Xudeedi Posted June 22, 2010 Dhahar: Mudaaharaad ka dhacay degmada Dhahar oo lagu taageerayo midnimada iyo jiritaanka umada Soomaaliyeed ayaa waxaa goob fagaara ah isugu soo baxay kumaanan kun oo qof oo ay ka midyihiin ururada bulshada, wax garadka, iyo odoyaal dhaqameedka gobolka. spr.fm Quote Share this post Link to post Share on other sites