Sign in to follow this  
General Duke

President Yusuf on the peace talks...

Recommended Posts

SOyusuf193.jpg1649.jpg

 

Somalia's President Abdullahi Yusuf Ahmed smiles as he speaks at a news conference at Chatham House in London, Feb. 22, 2007.

REUTERS/Alessia Pierdomenico

 

 

--------------------------------------------------------------------------------

 

 

LONDON, Feb 22 (Reuters) - Somalia's president said on Thursday he will hold a national reconciliation congress within weeks which will be open to all clans in the chaotic country struggling to restore order after a December war.

 

"We are intending to start this congress within two, three weeks," President Abdullahi Yusuf told Reuters in an interview.

 

"We will start at national level and go down to local and regional levels ... down to grassroots. Our people fought hard, we slaughtered each other ... we have to discuss how to forget and forgive."

 

Somalia's transitional government, with Ethiopian airpower and armour, ran an Islamist movement out of Mogadishu in late December, ending its six-month rule of the capital and much of southern Somalia.

 

 

The Islamists who survived scattered back to their clan areas and have vowed to fight an insurgency against the government and a planned 8,000-strong African Union (AU) peacekeeping force.

 

The government also faces the threat of well-armed criminal gangs and warlords who hope to regain turf lost when the Islamists took control of Mogadishu in June.

 

Experts say the unrest has little chance of abating until the government reconciles with clans who feel excluded from the political process. Western diplomats have pressed Yusuf to convene a reconciliation meeting.

 

Yusuf said disarmament was progressing in Mogadishu, where Ethiopian soldiers are helping the government to hold the capital amid daily mortar attacks and gunfights.

 

"Disarmament has started. Up til now it is voluntary. We have completely disarmed former warlords and we will continue to disarm the population, on a voluntary basis for the time being. But if (people) won't disarm voluntarily we will do (it) by other means," he said.

 

Asked whether he would close down the city's busy gun markets, Yusuf said: "Of course."

 

Yusuf said Ethiopia's troops would withdraw when the African Union peacekeeping force arrived and said he was confident the Somali government could control Mogadishu without the help of its neighbour.

 

"Of course, yes. We are training and equipping our own security forces," he said.

 

The Ugandan, Burundian and Nigerian troops who will deploy in Somalia will be heading into a country that resisted order and authority for 16 years of anarchy since dictator Mohamed Siad Barre's ouster in 1991.

 

Insurgents have threatened to attack any peacekeepers who arrive in the country. But Yusuf said he believed the presence of foreign troops would not further aggravate the situation or undermine his position.

 

Source: Reuters, Feb 22, 2007

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taliban   

Madaxwayanaha DFKM oo kulan kaga qayb galay Xarunta Chatham House ee London(Ceebi maxey ka qaadi Cabdullahi Yusuf)?

 

Ceebtii ugu xumeyd oo C/llaahi Yuusuf ku qabsatay Xarunta Chatham House ee London kadib dood halkaasi lagu qabtay!!!!!!

 

Kulan Maalintii shalay ay soo abaabuleen Chatham House, oo ah xarun cilmi baaris oo magac iyo mug ku leh arrimaha xiriirka caalamiga ah islamarkaana xagga siyaasadda kala taliya dowladda UK, ayaa lagu casuumay Abdullahi Yusuf oo halkaas ka akhriyey qoraal uu ugu tala galay goobta. Kulanka ayaa u dhacay sidan:

 

Markii uu Abdullahi Yusuf soo galay oo uu fariistay ayaa waxaa gadaal ka soo galay safiirka Ethiopia u fadhiya UK, markaas ayuu Cabdullahi yiri, war safiirka horay ha la soo fadhiisiyo.

 

Sally Healy ayaa shir guddoonka goobta aheyd waxeyna ku bilowday inay arrimaha Somalia la socotay 30kii sano ee la soo dhaafay, ka dib ayey bilowday inay ka hadasho taariikhda Abdullahi Yusuf oo ay tiri waxuu ku dhashay Gaalka'yo, Mudug, markaas ayuu Abdullahi soo booday oo yiri ma Mudug baad tagtey (have you been to Mudug) oo dadka ay ka fajaceen fahmeena inuusan fahmin inay ka hadleysay taariikhdiisa.

 

Markii ay ku soo dhoweysay Abdullhi Yusuf ayaa isla markiiba weydiiyey islaanta magaceeda, oo ay tiri Sally, ka dibna uu yiri Mrs Sall thank you (tanoo ah khalad oo marka la isticmaalo Mrs waa inuu la socdaa surname ka oo ay noqotaa Mrs Healy), ka dib ayuu sii waday oo uu u mahadceliyey safiirka Ethiopia u fadhiya UK oo uu uga mahadceliyey soo qaban qaabinta kulanka iyo inuu ka shaqeeyey kulamadii uu la yeeshay Lord Triesman oo isagu wasaarada arrimaha debeda u qaabilsan arrimaha Afrika iyo Hilary benn oo ah xogahaya arrimaha horumarinta caalamiga ah ee xukuumada Tony Blair.

 

Ka dib Abdullahi Yusuf ayaa si jajab ah ku akhriyey warqaddii hortaalay, 10 daqiiqo ka dib isagoo sii maraya bogga labaad ayaa wiilashii la socday mid soo booday oo ku yiri jooji, ka dibna soo qabtay qoraal kale, odaygana dhegta ugu sheegay in qoraalkii uu aqrinaayey uusan sax aheyn. Abdullahi oo ay ka muuqatay waji xumo ayaa bilaabay aqriska qoraalka kale oo mar kale dib u bilaabay ladies and gentlemen. Qoraalka waxuu ahaa mid si fiican u qoran walow uu mudnaanta koowaad siinayey in dowladdiisu ay la dagaaleyso argagixisada, kana sifeyn doonto waddanka gudihiisa, si aysan mar danbe hoy ugu noqon.

 

Markii uu dhameeyey aqriska warqadda ayaa waxaa loo sheegay ka soo qeybgalayaasha in su'aalaha la weydiinayo Abdullahi Yusuf aan la shaacin karin jawaabaha uu bixiyo, sidaas daraadeed qoraalkan ma sheegi doono cidda weydiisay iyo su'aalahaba, laakin waxaan ku soo koobeynaa arrimaha ugu muhiimsan ee goobta laga sheegay. Arrimihii laga soo jeediyey goobta ayaa ka mid aheyd:

 

Mar la waydiiyey inuu Maxkamadaha kooxahooda qunyar socodka ah la hadlayo, ayuu gabadhii waydiisay ku yiri “Anigu ma ogi wax qunyar socod ah ee hadii aad adigu ogtahay ii soo gudbi magacyadooda waan la hadlaanaaye”. Hadana waxaa la waydiiyey waa ayo dawladaha ka gaabsaday in ay idin taageeraan oo taageerad idiin diiday, markaasuu ninkii su’aasha waydiiyey ku yiri “adigu ma reer Yaman ayaad tahay” markaasuu ku yiri Chatham ayaan ka socdaa, markaasuu ku celiyey ma Yamani baad tahay ayaan ku waydiiyey, markaasu yiri Chatham ayaan ka socdaa, markaasuu C/laahi yiri adeer meesha xoog maahane ii sheeg wadankaad tahay, kolkaasuu ninkii isaga aamusay. C/laahi oo afsoomaali ku hadlayey ayaa turjumaha wuxuu isku dayey inuu hadalka u qurxiyo.

Ruux kaloo Soomaali ah oo waydiiyey su’aal ahayd ma adigaa wadanka xukuma mise Tigreega dadka madaafiicda la dhacaya, xageedse geyseen dadkii Kenya idiin soo dhiibtay, sideedse dawlad ku sheeganaysaa adigi dastuurkii iyo hay’adihii dawlada khilaafay oo Itoobiyaan wadanka soo geliyey. C/laah wuxuu ugu jawaabay ruuxaas adeer ma maxkamadihii ayaad ka tirsantahay, markaasu ku yiri maya, markii dhowjeer hadalkii isku celceliyeen ayuu yiri “ Adeer meesha xoog ma ahe sow ma ogid in London la joogo oo hoygii dimogaraasiyadda ah”

 

Joornaaliste kale oo ajnabi ah ayaa isagoo kasii afeefanaya in haybtiisa la weydiiyo ayaa yiri aniga qabiilkeyuwaa journalist, taasoo loo fasirtay in goobta laga daneynayey in la ogaado shaqsiga qabiilkiisa.

 

Mar laga shanqariyey idaacadaha la diiday inay si xor ah wax u sheegaan, iyadana goobta wax jawaab ah lagama bixinin. Shaqsiyaad Somali ahaa oo hadlayey waxaa lagu yiri afsoomaali igu su'aala, oo loo fasirtay in la diidanaa in ka soo qeybgalayaasha ay fahmaan su'aasha.

 

Goobta waxaa ka caddeyd in qoraalkii la soo diyaariyey ee quruxda badnaa ee laga aqriyey goobta iyo jawaabihii su'aalaha inay aad isku buriyeen. porotocolka goobtana aad bey ugu cayaareen wiilashii la socday odayga, oo haddii uu ahaanlahaa madaxweyne dhab ah waxuu ku qasbannaan lahaa inuu jagada ka tuuro. Waxaase muuqatey inay dhammaantood ahaayeen wiilal uu adeer u yahay oo aan lagu soo xulin aqoon xirfadeed.

 

Isku soo duuboo, Ceebi Maxey Cabdullaahi Yusuf ka qaadi?

 

XIGASHO: GOOBJOOG + QAADISIYA.COM

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this