Sign in to follow this  
Abtigiis

Cowke and Caaqil

Recommended Posts

Kamaavi   

Originally posted by NGONGE:

Ferguson, addresskaad ku khaldantay, saaxib. Halkan waa SOL min laba magac ba la wada sita. Afar hadaad doonaysa, xagee kale aad.
:D

Xaaji, midkiiba haduu sito laba dhedig ah iyo labo lab ah sow afar noqon mayso?

Sawirka waad ku asiibtay. :D

Share this post

Link to post
Share on other sites
Saalax   

lol JB , Haji Xandjuf ba lagu diiray, honestly Haji Xandjuf is a well known somalilander from across alot of forums, youtube etc i don't think his Cowke.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Shalay wax badan baa qarxay dadna way kashifmeen ,,,, just thinking imika kalaa hadhay ,,, :D

Aniguna waan ka yaabanaa yamyamtan iyo qadaadweyntan ,,, show mid waliba waa afar ,,, loool

Share this post

Link to post
Share on other sites

Originally posted by Jacaylbaro:

Isagaa badka is keenay ,,,,,,, I told u ,,, intaa in ka badan wuu is hayn kari waayay ,,,
:D

Habartan Jaceelku hayo wee isla sii fiicantahayba. Adeero ayaa madaxweyne noqday markaa dabagal ayaa biloobmay.

Ilaahayoow habarta naga qabo. Amiin.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

War Chief aan ku tilmaamee, Jacayl habraha ma aha. Gabaygan hoose ayuu ka xanaaqaa:

:D

Tabtaa ina CIgaalow waddaan tacab qasaaruun dheh

Tartan meelna aan gaadhiniyo turuqyo daaluun dheh

Tamashlaha aan meel looga dhalan tookh u socodkeeda

Toddobaad waxaan gaadhiniyo tuhumo beenaad dheh

Dhamaan Ciisa Musaha tadhahay ee taajka wada qaatay

Taariikh Isaaaq ugu horloo maanta timi uun dheh

Toddobadan aad soo dooraten taran hadaad moodey

Tukayaal hormuud laga dhigiyo toxoble daayeer dheh

Afartaa tacliintaan bartiyo tix iyo geeraar dheh

Tiiqtiiqsi hadal loo yidhoo tudhis la'aaneed dheh

Tol-yaraha hubkii dili jiriyo toorri iyo seef dheh

Toban guuradaan nabadgelyada taabka ku adkeeyey

Aan talada kaa qayb gashey baad tahar i goyseene

Habar Yoonistii lagu tuntiyo Ciidagale toos dheh

Mar hadday tolniimadii horiyo talawadaag diidey

Nin walbaa wuxuu taransadiyo tab iyo xeeshii dheh

Share this post

Link to post
Share on other sites

Originally posted by Abtigiis & Tusbax:

War aan kuu sheego. Waa Habar. Habartii aan moodiyay mahe, laakin waa habar kale.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Originally posted by *BOB:

^^^
:D:D:D

A&T Anigu waxaan rabaa geel ma beesho aan
WAAYO ARAG AHEYN
oo aan hangaada isla barano. Laakiin mid dhowr jus iga horeysa tabar uma hayo oo markaan eray qaldaba igu tidhaahda Xaaji sidaa ma aha ee sidan bay hebel iyo hebel odhan jireen.
:D:D

Bob, adigu rer-magaal ayaad tahay oo waad isfahmaysaan. Mid xunoo rer-baadiye ah ayaa furay gabadha oo yidhi habeenkii ayey dhawaaqdaa oo afkaan garba-saarteeda kaga qabtaa. :D ceeb kale muuna sheegin!

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

hada been baad moodaysaa!

waaba la isku dili gaadhay oo gabadh buu naga ceebeeyay ayey yidhaahdeen reerkii inantu.

Dad baa ku yidhi saddex ayey kuu dhashay'e dhawaaqa aad hadda sheegi muxuu yahay?

Wuxuu yidhi way ka sii dartay oo awal hore afkaan gacanta ka saari jiray, hadana way iska kay dhufataa! :D

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Mid baaba sidaa yidhi markuu ninkan oo waxaa sheegi arkay.

War noo fur gabadha diinta aabahaa waxaa ku sameeyee maskax-faluuqa qaba, anagaa hada meherine, ayuu ku yidhi! :D:D

War adigu waad haysaaye, kii xumaa ee BOB ahaa ayaan la baryayaa'e bal wax la hadal.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this