Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

The Chairman of the Electoral Commission of Ghana Visits Somaliland

Recommended Posts

20100411083956.jpg

 

Guddoomiyaha Komishanka Dalka Ghana oo Somaliland u yimi talo la xidhiidha Doorashada Madaxtooyada

 

 

Waxa maanta Guddoomiyaha ku soo dhaweeyay dalka Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Somaliland Ciise Xamari oo

 

Hargeysa (GNS) Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Dalka Ghana ayaa maanta Somalilnd ku yimi booqasho qaadan doonta muddo shan cisho ah

 

Waxa maanta Guddoomiyaha ku soo dhaweeyay dalka Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Somaliland Ciise Xamari oo ku qaabilay Madaarka magaaladda berbera

 

Ujeeddada booqashada Guddoomiyaha ayaa lagu sheegay inay ku saabsan tahay tababar uu siin doono xubnaha Komishanka Doorashooyinka Somaliland, isagoo horena Itoobiya ugu soo siiyay tababar kale

 

Guddoomiyaha Komishanka Dalka Ghana ayaa ah sida la sheegay rug cadaa waayo arag ku ah arrimaha Doorashooyinka gaar ahaan kuwa Afrika waxaanu casharo la xidhiidha sida loo qabto Doorashooyin cadaalad ku dhisan siiyaa dalalka Doorashooyinka sameeya sida Somaliland oo kale, waxaanay arrintani fursad u tahay xubnaha Komishanka iyo guud ahaanba Somaliland, iyadoo dhinaca kalena Guddoomiyaha Komishanka Ghana ay u noqon doonto waayo aranimo inuu ka korodhsado Somalilnd oo ah Dal illaa hada kalidii isku tashada marka laga reebo kaalmooyin kooban oo ka soo gaadha beesha Caalamka

 

Waxa guddoomiyaha la dajiyay Hotelka Maan-soor ee Hargeysa isagoo muddada uu Dalka Joogo kulamo kala duwan la yeealn doona Madaxda Dalka, kuwa Axsaabta iyo hawl-wadeenada Doorashooyinka oo iyaga si joogto ah ay u wada shaqayn doonaan

 

Gabileynews

--------------------------------------------------------------------------------

Published: 2010-04-11

Source: waaheen

Share this post


Link to post
Share on other sites

Guddoomiyaha Komishanka Dalka Ghana oo Somaliland u yimi talo la xidhiidha Doorashada Madaxtooyada

Written by Qarannews

Apr 11, 2010 at 04:34 PM

Hargeysa (Qaran News)-Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Dalka Ghana ayaa maanta Somalilnd ku yimi booqasho qaadan doonta muddo shan cisho ah

 

Waxa maanta Guddoomiyaha ku soo dhaweeyay dalka Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Somaliland Ciise Xamari oo ku qaabilay Madaarka magaaladda berbera

 

Ujeeddada booqashada Guddoomiyaha ayaa lagu sheegay inay ku saabsan tahay tababar uu siin doono xubnaha Komishanka Doorashooyinka Somaliland, isagoo horena Itoobiya ugu soo siiyay tababar kale

 

Guddoomiyaha Komishanka Dalka Ghana ayaa ah sida la sheegay rug cadaa waayo arag ku ah arrimaha Doorashooyinka gaar ahaan kuwa Afrika waxaanu casharo la xidhiidha sida loo qabto Doorashooyin cadaalad ku dhisan siiyaa dalalka Doorashooyinka sameeya sida Somaliland oo kale, waxaanay arrintani fursad u tahay xubnaha Komishanka iyo guud ahaanba Somaliland, iyadoo dhinaca kalena Guddoomiyaha Komishanka Ghana ay u noqon doonto waayo aranimo inuu ka korodhsado Somalilnd oo ah Dal illaa hada kalidii isku tashada marka laga reebo kaalmooyin kooban oo ka soo gaadha beesha Caalamka

 

Waxa guddoomiyaha la dajiyay Hotelka Maan-soor ee Hargeysa isagoo muddada uu Dalka Joogo kulamo kala duwan la yeealn doona Madaxda Dalka, kuwa Axsaabta iyo hawl-wadeenada Doorashooyinka oo iyaga si joogto ah ay u wada shaqayn doonaan

 

 

Waaheen

Share this post


Link to post
Share on other sites

The chairman of Electoral Commission of Ghana, Dr. Kwadwo Afari-gyan, has arrived in Somaliland on Sunday for a five day trip.

 

Dr. Kwadwo was received by Somaliland’s National Electoral Commission’s chairman, Mr. Isse Hamari in the Somaliland port town of Berbera.

 

Dr. Kwadwo, a former university teacher of political science, who received his B.A. and M.A. degrees from the University of Ghana and his doctorate degree from the University of California (Santa Barbara) is considered to be one of the most experienced in electoral issues in Africa.

 

He occassionally conducts training and lectures on the topic in various African cities for various organisations, this week he will be training the Somaliland Electoral team in Hargeisa.

 

This is not the first time, Dr. Kwadwo has trained Somaliland staff, however he usually conducts the trainings in the neighbouring Ethiopia.

 

This is his first trip to Somaliland and he will be assessing the country’s infrastructure and facts on the ground.

 

Like the Ghanaian commission, the NEC consists of seven members who serve for a term of five years. The NEC was established on January 21, 2001, where as the Ghanaian commission was established in 1993.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wefti uu horkacayo Guddoomiyaha Komishanka Doorashada Ghana oo dalka yimi

April 11th, 2010 Comments Off

 

Hargeysa (Somaliland.Org)- Wefti uu horkacayo guddoomiyaha Guddida Doorashada dalka Ghana, ayaa maanta dalka soo gaadhay.

 

Weftigan oo ka soo degay Garoonka Diyaaradaha ee Berbera, ayaa dalka u yimi arrimo la xidhiidha hawlaha Doorashada Somaliland iyo diyaar-garowga Doorashada la filayo inay dalka ka dhacdo.

 

Qoraal kooban oo Komishanku arrintaa ka soo saaray, ayaa wuxuu u dhignaa sidan;

 

“Waxaa maanta ka soo degay madaarka Berbera Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka ee Wadanka Gaana (Ghana), Mudane Afari-Gyn, ninkaas oo ah nin khabiir ku ah doorashooyinku wuxuu waddanka joogi doonaa illaa bishan aynu ku jirno 15-keeda (15/04/10). Waxaana Madaarka Berbera ku soo dhaweeyay Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka ee Somaliland Mudane Ciise xamari iyo mudanayaal kale oo ka tirsan Komishanka Doorashooyinka qaran Somaliland.”

 

Somaliland.Org

 

Hargeisa News Desk

 

wararkasomaliland@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweynaha oo Xalay Madaxtooyada Casho Sharaf ugu Sameeyay Gudoomiyaha Doorashooyinka Ghana

Written by Qarannews

Apr 14, 2010 at 11:19 AM

Hargeysa (Qaran News)- Warsaxaafadeed uu soo saaray Afhayeenka Madaxtooyada JSL, Mudane, Siciid Cadaani Mooge, ayaa waxa uu u qornaa sida tan "Madaxweynaha JSL. Mudane Daahir Rayaale Kaahin, Waxaa u xalay Casho Sharaf ugu sameeyey Qasriga Madaxtooyadda Dr.kwadwo Afarigayan, Gudoomiyaha Gudida Doorashooyinka ee Dalka Ghana oo booqasho shan casho ah ku yimi Jamhuuriyadda Somaliland.

 

Madaxweynuhu waxa ugu horantii ugu mahadnaqay Dr.kwadwo Afariyan booqashada uu ku yimi Somaliland waxana uu ku amaanay Dalka Ghana oo ah wadamada Qaaradda Africa ugu horeeya dhinacyada geedi socodka Dimuqraadiyada, isagoo xusay Madaxweynuhu booqashadii uu ku tagay Dalka Ghana sanadkii 2007-dii .

 

Isagoo ka hadlaya nabadgelyada iyo Dimuqraadiyada Somaliland ay ku caano maashay waxa Madaxweynuhu sheegay in Dawladiisa ay ka go'antahay in Dalka ay ka qabsoomaan Doorashooyin Xor ah oo Xalaal ah oo ay ugu horayso tii Madaxtooyadda, sidii kuwii hore ee Dalka ka dhacay.

 

Waxa kale oo Madaxweynuhu intaa raaciyey in kalsooni buuxda uu ku qabo in shacbiga Somaliland ay si nabadgelya ah u dhiiban doonaan Codkooda marka lagu dhawaaqo in Doorashadu ay dhici doonto.

 

Dr.kwadwo Afarigayan waxa isna ugu mahadnaqay Madaxweynaha, Xukumada iyo Shacbiga Somalilandba sidii diiranayd iyo kalgacalkii loogu soo dhaweeyey intuu joogay Dalka .

 

Dr.kwadwo oo ahaan jiray Macalin ka dhigi jiray Jamacadaha Dalka Ghana iyo wadanka Maraykankaba, waxaa lagu tilmaama in uu ka midyahay dadka waayo aragnimada iyo khibrada u leh arimaha Doorashooyinka Qaaradda Africa, waxaana wadamo badan oo Africa ah uu ka siiyey talo bixin iyo tababaro la xidhiidha habka Doorashooyinka.

 

Dr.kwadwo intu joogay Somaliland waxa uu kulamo kala duwan la yeelan doona Komishanka Doorashooyinka, Axsaabta Qaranka iyo Hay'addo kale oo ka tirsan Somaliland".

 

Next>

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mudane Daahir Rayaale Kaahin, Waxaa u xalay Casho Sharaf ugu sameeyey Qasriga Madaxtooyadda Dr.kwadwo Afarigayan, Gudoomiyaha Gudida Doorashooyinka ee Dalka Ghana oo booqasho shan casho ah ku yimi Jamhuuriyadda Somaliland.

 

NGONGE may u yeertaan oo cashadaan siiyaan, intay hadba mid African ah isku shiddeynayaan

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

^ ^ Waa runtaa. But at least these Africans were invited for dinner and NOT to indiscriminately shell markets places, right?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^The shelling is a direct result of Somalis’ failure to come together. The sheer instability and security challenges created by the long civil war sent the invitation you are speaking of. And the tragedy has taken a new, dangerous religious dimension.

 

Yours however is a simple delusion.

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Xiin

This "simple delusion" where Africans pop in for dinner is still comparatively better alternative to the nightmare of them shelling markets, is it not?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this