Sign in to follow this  
Kamalu Diin

Wax uurka kugu jira afkaa kaa xada

Recommended Posts

USC/ICU are the only true Somali that can think of leadership role in Mogadishu. This is what what everyone of them thinks, Wax uurka kuugu jira afkaa kaa xada I am wondering where these people are heading. USC/ICU are blinding somalia and the world with nonsense ...... we are defending the Deen and sovernity.............Give me a break ......guys. Oradoo ka gada Carabta taasna hanoo sheegina. These guys have succeeded many time in the past and still demanding more then their fair share... in Carta Geele of Djabuti gave additional power to the Abdikasim, and that power to add additional twenty people of his choice into parliment. Mbagati A/Y gave Clancourts four additional cabinet members. waxaan u maleynayaa taasina ma qancin. taloo maxaa qancin kara dadkaan. waa la yaabka yaabkiis.

 

Xubno Muhiim ah oo ka soo Jeeda Beelaha Mudulood ayaa la sheegay in ay Xasan Daahir Aways ka codsadeen inuu Wadaadka Fu’aad Khalaf oo isagu Saldhig ka dhigtay Gurigii Xildhibaan Muuse Suudi Yalaxoow ay ku badalaan Wadaado ka soo Jeeda Beesha Mudulood. Waloow uu ku Gacan sayray

 

Xubnahaan Muduloodka ah ayaa ku andacoonayay in lagu bahdilaayo Magaaladoodii ayna wanaagsantahay in la xaqdhowro beesha Mudulood, Beeshu waxay leedahay waxgarad iyo wadaado ku filan inay buuxiyaan kaalin walba oo kaga soo aadanta arimaha wax u qabashada Bulshada, waxayna ugu baaqeen xasan daahir aways in wadaadka Fu’aad uu ka soo jeedo Gobolada Puntlland, waa in uu Puntlland aadaa, oo dadkiisa maamulaa hadii uu maamul doonayo, ma ahan in Magaalada Muqdisho iyo Beesha Mudulood lagu soo dhextuuro.

 

 

Beelaha Mudulood iyo shacabkooda ayaa waxaa ka dhexjira Guux badan oo ka dhexyeeraya iyo shirar isdaba joog ah oo ay ka yeeshaa xaalada Gobolka Banaadir uu haatan ku suganyahay, iyo sida dad aan Gobolkoda u dhalan ay ugu maamulaan.

Idamaale News

 

 

Halkaan ka Akhri Qorshaha Amniga Qaranka

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this