Rokko Posted February 18, 2004 Hargeysa(RadioLascaanod)17-02-04 Salaasa:-Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Hargeysa ayaa waxa ay sheegayaan in ay wali wadaan ganacsatada Hargeysa Iyo Burco, sidii ay garab u siin lahaayeen Gardarada Riyaale ee uu Colaada Ku hurinayo. Wararkii ugu danbeeyey ee naga soo gaadhay Hargeysa waxa ay sheegayaan in ay wali ku jiraan ururinta qaadhaanka lagu taageerayo Malayshiyada Riyaale, si ay dagaal ugu qaadaan Gobolka Sool. Waxayna intaasi ku darayaan in ninka iska leh Hutelka weyn ee Ambastor, uu ku deeqay lacag iyo Gaadiidba, waxa kale oo iyaguna kaalmo ku deeqay Gardarada Riyaale Ganacsatada dhexe ee ku dhaqan Burco iyo Hargeysa. Waxaa jirtay in ay Hore kaalmooyin deeq ah oo lagu taageerayo Malayshiyada Riyaale ay bixiyeen maalqabeeno ka soo jeeda Hargeysa iyo Burco, kuwas oo ay ka mid ahaayeen Cabdi Cawd(Indha Deero), Dahab shiil, Ina Boodhle Iyo kuwo kale oo badan. http://www.radiolascaanod.com/demo/index.php?art_id=395&categ=&expand=&file=view_article.tp Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nasir Posted February 18, 2004 hahahahahahahahaha This is funny thanks for the laugh man I was geting boored in the net runtii I was about to bounce and I saw your little pitty post but it sure gave me a moral boost, I will go ahead and donate some money to somaliland's fight against terrorism right now in the words of faisal ali waraabe ilahay baa mahadle maxamed baa sharafle somaliland baa guule Quote Share this post Link to post Share on other sites
sahal Posted February 19, 2004 MobDeep, Do you know where the ambassador hotel money come from? it has taken from the british government in the name of the Somali Community, but instead of helping those who in need both here and back home it was build a luxury hotel in hargeysa and it's not surprise if it's used to fuel the civil war in back home Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted February 19, 2004 ^^^waryaa stop talking that merfish talk, you dont know the ppl yr talking about or the way money was raised so please stop jumping on the somali bandwagon stop talking of things you have no idea about,,,,,, :rolleyes: Quote Share this post Link to post Share on other sites