Sign in to follow this  
Cowke

Abdi Qeybdiid Attacked in Galmudug

Recommended Posts

Cowke   

Cabdi Qaybdiid oo lagu weerarey Koonfurta Galkacayo

 

9 Nov 9, 2009 - 9:23:17 PM

 

Taliyaha Ciidamada Booliska Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid oo marayey Koonfurta Galkacayo [ Baraxley] ayaa waxaa lagu weerarey Bambo gacmeedyo taasoo dhaawacdey tiro ciidamadiisa ilaaladiisa ah.

 

Qaraxaan ayaa sababey dhaawaca Lix askari oo kamid ah ilaalada Cabdi Qaybdiid iyada oo xabado ay fureen dhaawaceen 10 qof oo rayid ah.

 

Taliyaha ciidamada Booliska Cabdi Qaybdiid oo maalmahii lasoo dhaafey booqasho ku joogey puntland ayaa kasoo noqdey safarkaan isaga oo ku sugnaa Koonfurta Galkacayo.

 

Koonfurto Galkacayo oo la sheegaa inuu ka arimiyo maamul la yiraahdo Galmudug ayaa waxaa ka taagnaa muran halkaas ay ku wada sugna yihiin kooxaha Ahlu-sunah Waljamaaca, labo maamul oo isku haysta mamaulka iyo kooxo tageersan Al-shabab.

 

Cabdi Qaybdiid ayaa la kulmey intii uu ku sugnaa Puntland madaxda maamulka Puntland.

 

Saraakiisha ka tirsan maamulka Sheekh Shariif ayaa alaaba waxaa beegsada kooxaha mucaaradka kuwaasoo qaraxyo iyo weeraro gaadmo ah ku qaada.

 

GAROWE ONLINE

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this