Sign in to follow this  
General Duke

Puntland troops taken over by TFG defence ministry

Recommended Posts

Dawlada FS oo la wareegtay ciidanka Daraawiishta Puntland

 

 

(WYNET)Garoowe:-Dawlada Fs ayaa la wareegtay ciidanka daraawiishta Puntland, ka dib markii arintaan darteed halkaas uu tegay Salaad Cali Jeelle oo ah wasiir ku xigeenka wasaarada Gashaan dhiga dawlada FS.

Maamulka Punland ayey Wafdiga Salaad Cali Jeelle Isku afgarteen inay ciidamadaas la wareegaan maamulka Puntland uu lahaado oo qur ah Ciidamo Booliis oo ammaanka iyo nabad gelyada sugga.

Maamulka Puntland ayaa horay u lahaa ciidamo daraawiish ah oo aad u xooggan xilligii halkaas uu ka talin jiray Col.C/llaahi Yuusuf wallow hadda la sheegay inaysan sidii hore u xoog badanyn.

Ciidankaan ayaa la sheegay inay ku mid noqon doonaan kuwa qaranka Soomaaliya ay ka hawl geli doonaan qaybo ka mid goboladda dalka Soomaaliya.

 

Heshiiskaan laguma caddayn qaabka ciidamadani u shaqa geli doonaan iyo goorta ay howl geli doonaan, waxaase laga yaabaa in arintaan waqti dheer qaadato maadaama dawlada Fs ay u baahan tahay dhaqaale arinta ay ku fuliso.

 

Xarunta wararka Waayaha.net

 

waayahane@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

ahaha

 

you mean the tfg are desparate for more underage and malnutrition teens to take to kismaayo and muqdisho... how did it get to this sad state duke... am afraid puntland has given what it can to ina Yey and doesnt have alot to offer, i mean its administration is now bancrubt and due to the TFG sucking it dry and survives on neptism and corruption, its only revenue cow bossaso is on the verge of civil war due to cade mismanagement... am not sure if C/y and TFG are worth destroying puntland...

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Adeer stop with the insults those Puntland forces have humuliated your "Somaliland" army a number of times.

 

Anyhow Puntland is part of Somalia and thus this step further highights the unity at the state and federal level.

 

As for the demise of the state of Puntland, wishfull thinking I guess :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dawladda kmg ah oo la wareegtay ciidamada Darawiishta ee Puntland

 

Garoowe, June 30, 2007 (WDN) - Wararka naga soo gaaraya Garoowe ayaa sheegaya in Ciidamada Daraawiishta ee Maamul Goboleedka Puntland ay la wareegtay dawladda kmg ah ee Soomaaliya.

 

Wararka ayaa intaas ku daraya in heshiiskaas la gaaray ka dib markii wadahadallo socday la beri ay ku dhexmareen magaalada Garoowe madaxda Puntland iyo wefdi uu horkacayay Wasiir ku Xigeenka Gaashaandhigga Md. Salaad Cali Jeelle oo maalmahanba booqasho ku joogay xarunta Puntland. Dhinaca Puntland waxa wadahadaladaas uga qayb galay Madaxeyne Cadde Muuse iyo saraakiil ka tirsan Ciidanka Daraawiishta.

 

Taliye xigeenka ciidanka Daraawiishta G/Sare Cabdisamad Cali Shire oo heshiskaas faahfaahin ka bixiyay ayaa sheegay in dawladda kmg ahi ay la wareegi doonto kharajka, dhaqaalaha iyo qalabaynta ciidanka Daraawiishata. Waxa wararkau intaas ku darayaan in kharajka iyo miisaaniyadda ciidanka Daraawiishta laga dabari doono saamiga ay dawladda kmg ahi ku leedahay cashuurha ka soo xerooda gobolada maamul goboleedka Puntland.

 

 

Ciidamada Daraawiishta ee maamul goboleedka Puntland ayaa la sheegay in dhaqaale xumo ay la soo deristay tan iyo intii ay hogaanka maamulka Puntland gacanta ku qabteen xukuumadda uu madaxda ka yahay Cadde Muuse. Dhaqaale xumadaas oo ay ka mid tahay mushaharooyinka oo aan si joogta loo siin ciidmada ayaa dhalisay in mooraalka ciidamadu uu hoos u dhaco. Dhaqaale xumadaas ayaa sababta ugu weyn loo aaneeyay musuqmaasaqa ragaadiyay maamulka Puntland dhowkii sano ee u dambeeyay.

 

Dhinaca kale xukuumadda kmg ah ayaa iyana dadaal weyn ugu jirta sidii ay ciidamo militari oo xoog leh degdeg ugu dhisan lahayd. Taas oo sal u ah barnaamijkeeda ku aaddan hanashada nabadgelayada dalka. Ma cadda goobaha ay ciidamadaasu ka hawlgeli doonaan iyo xilliga uu heshiiskani dhaqangeli doono.

 

WardheerNews

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by The Duke:

and these troops are heading to the south.

So baically no one is coming from the south right ?? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Why not? You forget that more than a thousand officers from across the country and notably the south are being trained right now in Carmo Police Acadamy.

 

These new military brigades will be sent to the south at the behest of the TFG defence ministry.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Not a training ,,,,,,,,,,,

 

 

Are those from the south coming to work and take over positions in puntland ?? ,,, just like those from puntland are doing in the south ,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^The army will be unified and thus the troops will be posted as they are needed by the defence ministry.

 

Puntland is Somalia and thus no problem if troops from other areas are stationed or work in the state. It will help the local economy no doubt.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this