Jacaylbaro Posted October 14, 2009 Ciidamada Booliska ee madaarka Hargeysa ayaa shalay qabtay nin Itoobiyaan ah oo la sheegay inay muddo baadi goobayeen. Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay taliska ciidanka Boliska, laakiin ilo xogogaala ayaa Wargeyska Geeska Afrika u sheegay in ciidamada ammaanka ee madaarku ay shalay gelinkii dambe qabteen ninkan Itoobiyaanka ah oo ku sii jeeday magaalada Addis Ababa ee wadanka Itoobiya, waxaanu warku sheegay in ninkani lagu eedaynayo inuu dahab iyo lacag sharci darro ah dhawr goor si sharci darro ah u geliyay wadamada Itoobiya iyo Somaliland, isagoo ka soo safra dalka Imaaraadka Carabta. Warku waxa uu intaas ku daray in ninkan la qabtay isagoo sidda dahab xadi badan oo uu warku sheegay inuu sii gelinayay dalka Itoobiya. Taliyaha ciidanka Boliska Maxamed Saqadhi Dubad, oo uu Geeska Afrika xalay wax ka weydiiyay qabashada ninkan, ayaa ka gaabsaday inuu ka hadlo, waxaanu sheegay inaanu bixinayn wax war ah oo la xidhiidha ninkan. Hase yeeshe saraakiil ka tirsan hay’adaha ammaanka ayaa Geeska Afrika u sheegay inay ciidamada ammaanku muddo raadinayeen ninkan oo ay ugu dambayn shalay qabteen, waxaanu hadda ku xidhanyahay mid ka mid ah saldhigyada Hargeysa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted October 14, 2009 He is simply a low key criminal: Tax evader, hardly this news should be making into the headlines. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 14, 2009 Just to let you know criminals are equal in the eyes of Somaliland ......... Nationality doesn't matter. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted October 14, 2009 ^And who said nationalities mattered? Unless you reported this as a big news because of the hype you have of Ethiopia. FYI: Most of the maids, low key and dirty jobs in Somalia is done by Ethiopians, everywhere. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ibtisam Posted October 14, 2009 Somaliland police shaaq laan, you are going to need more prisons at this rate. JB and SL wa Shiilin ba shaley duustey ala Duke viva Puntiland style. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 14, 2009 Adigu joog Ibtiyeey ,,, we just found terrorists in Burco and we're dealing with that ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted October 14, 2009 Originally posted by Jacaylbaro: Adigu joog Ibtiyeey ,,, we just found terrorists in Burco and we're dealing with that ,,, lool@terrorists, kan xabashiga ahba waxan mooday in sidaa lagu eedeeyey, illeyb SL, Xabashi kale sahal kuma xiraayee! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faarax-Brawn Posted October 14, 2009 small town news. not bad Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted October 14, 2009 I heard was wanted by Police in Addis. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faarax-Brawn Posted October 14, 2009 ^Waa lasoo amray miyaad lehda? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted October 14, 2009 why else would they arrest someone from the "master race" and i mean Hitler style Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 14, 2009 That means justice ........... and the Ethiopians you either worship or afraid from are arrested here in this part of the world. Quote Share this post Link to post Share on other sites