Jacaylbaro Posted August 19, 2008 Hargeysa (Somalilandnation)- Xukuumada Somaliland ayaa maanta beenisay warar been abuur ah oo sheegayay in ciidamada Itoobiya ee ka guuraya Muqdisho hubkooda culus ay soo marin doonaan Dekeda Magaalada Berbera. Warsaxaafadeed uu soo saaray afhayeenka Madaxtooyada Siciid Cadaani Mooge , ayaa u qornaa sidan: “Aniga oo tix raacayna wararkii ay soo qoreen wargeysyada qaar ka mid ah maanta oo ay taariikhdu tahay 19/08/08 , kuwaasi oo ay ku sheegeen in ciidamada Itoobiya ee ka guuraya Muqdisho hubkooda culus ay soo marin doonaan Dekeda Magaalada Berbera. Warkaasi waxa uu yahay mid been ah oo aan waxba ka jirin , sal iyo raad toona lahayn. Waxa xusid mudan in markii Ciidamada Itoobiyaanku ay galayeen Soomaaliya in wargeysyada qaarkood ay qoreen in ciidamada Itoobiyaanka laga soo dajin doono Dekeda Berbera , sidaa awgeed waxa aanu leenahay warkan ay qoreen wargeysyada qaarkood in uu yahay beentii looga bartay iyo wararkii raqiiska ahaa ee caadada u ahayd in ay qoraan wargeysyada qaarkood, waxana ayaan darro ah in wargeysyo sheeganaya in ay ka mid yihiin warbaahinta qaranka Somaliland in ay beentaa ka iibiyaan shacbiga Somaliland iyo caalamka intiisa kaleba. Waxa aanu shacbiga reer Somaliland u sheegaynaa in aanay u dhaga taagin wargeysyada noocaas ah ee looga bartay beenta iyo wararka qaran dumiska ah ee ay caadaysteen”. Quote Share this post Link to post Share on other sites
ilax Posted August 19, 2008 Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: [QB] Hargeysa (Somalilandnation)- Xukuumada Somaliland ayaa maanta beenisay warar been abuur ah oo sheegayay in ciidamada Itoobiya ee ka guuraya Muqdisho hubkooda culus ay soo marin doonaan Dekeda Magaalada Berbera. This is not a big deal man, it is not their decesion not to allow the Ehiopians to use thev port, but they are not yet asked. if, Ethiopia needs to use that port, I think SL, has no other option except giving hasty permission. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 20, 2008 what about if you need to use the port as an exit of the ethiopian troops ??? ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
ilax Posted August 20, 2008 yes, no problem with that.but , don't bring the mountain from the hill. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hassan6734 Posted August 20, 2008 Its now clear that we have broken the Ethiopians. Guul is now here. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 21, 2008 You're celebrating too early my friend. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hassan6734 Posted August 21, 2008 Victory is imminent, lets make no mistake about that. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 21, 2008 But wait until it comes. You can be killed during the celebration. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MZanzi Posted August 21, 2008 join the celebration badow yaho today am so angry my own people are killing each other goormanu ilbixi dooona sidi reer bariga oo kale Quote Share this post Link to post Share on other sites