Sign in to follow this  
wacdaraha_aduunka

Yaa Yiri Maya

Recommended Posts

As our camels are joining us over a meal of fresh qaad who knows they maybe able to join us over all those fadhi-ku-dirir we have when we get high over those leafs and only shows the state of the somali people and where we heading loool.

 

geeljad.jpg

 

Mr. Arbe: - Waxaynu arki jirnay geel caano laga listo, balse mid jaad & sigaar adigu kaa raba wali ima soo marin

 

Boorame, S/land -Somalia (Calanka.com) 12-May-08

 

Mr. Arbe ayaa in mudo ahba laba nirgood oo geel ah ku dhaqanayay magaalada Boorama dhexdeeda, labadan nirgood ee geela ah ayaa waxaa ey dadku ka bareen qaadka iyo sigaarka oo ey wakhtiyada qaadku soo dhoco ama la gaadho ay geelani iska soo xaadiriyaan suuqa lagu kala iibsado qaadka iyo kabarada .

 

Mr. Arbe oo ah ninka geela leh ayaa sheegay in uu geeliisa isagu siiyo qaadka balse uu la yaabay in dadku ugu dareen in ay u shidaan sigaarka, wuxuuna intaa raaciyay in dhibaato weyn uu kala kulmay geelan oo maalin walba xaraaro indhaha isku qabta sigaarna uusan u awdoodin isagoo awalba qaadkii qaatian ka taagna.

 

geeljad1.jpg

 

Geelan ayaa waxa ay yimaadaan suuqa qaadka lagu iibiyo, qof kasta oo qaad iibsanayana way u jaleecaan bal inuu laan qaada (laanta boqorka) afka u galiyo ama xabad sigaara u shido .

 

"Waxaynu arki jirnay geel caano laga listo, balse mid jaad & sigaar adigu kaa raba wali ima soo marin nolosheyda" , ayuu yiri milkiilaha geela Mr. Arbe oo waliba intaa raaciyay in habeenkii oo dhan uu geeliisu soo jeedo qaadirada haysana ay habeenkii indhahooda ka muuqato.

 

geeljad2.jpg

 

Dadka magaalada Boorame ayaa gaalani kusoo xooma oo daawanaya marka sigaarka iyo qaadka uu isku darayo iyagoo ka riwaayadsanaya oo hadba laan jaad ah afka u galiya.

 

Labadan nirgood ee geela ah ayaa ah geela kaliya ee sida xorta ah u dhex mushaaxa magaaladda Boorama isla markaana daaqsinta ay helaani tahay xaab-qaadka magaalada ay ka helaan oo uu ugu horeeyo haraaga caleenta qaadka.

 

Dahir Axmed Jirde

Borama

 

geeljad3.jpg

geeljad4.jpg

 

Now thats what I call qaat

 

geeljad5.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ funny story but something does not seem right ... this variety of qad is not available in borame .. this looks like the kenyan qad you find in the south of somali.. while in borame you get different Ethiopian qad like boondoaro, hawadey etc.

 

that is if things have not changed drastically since i have last been there

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this