wacdaraha_aduunka Posted May 14, 2008 As our camels are joining us over a meal of fresh qaad who knows they maybe able to join us over all those fadhi-ku-dirir we have when we get high over those leafs and only shows the state of the somali people and where we heading loool. Mr. Arbe: - Waxaynu arki jirnay geel caano laga listo, balse mid jaad & sigaar adigu kaa raba wali ima soo marin Boorame, S/land -Somalia (Calanka.com) 12-May-08 Mr. Arbe ayaa in mudo ahba laba nirgood oo geel ah ku dhaqanayay magaalada Boorama dhexdeeda, labadan nirgood ee geela ah ayaa waxaa ey dadku ka bareen qaadka iyo sigaarka oo ey wakhtiyada qaadku soo dhoco ama la gaadho ay geelani iska soo xaadiriyaan suuqa lagu kala iibsado qaadka iyo kabarada . Mr. Arbe oo ah ninka geela leh ayaa sheegay in uu geeliisa isagu siiyo qaadka balse uu la yaabay in dadku ugu dareen in ay u shidaan sigaarka, wuxuuna intaa raaciyay in dhibaato weyn uu kala kulmay geelan oo maalin walba xaraaro indhaha isku qabta sigaarna uusan u awdoodin isagoo awalba qaadkii qaatian ka taagna. Geelan ayaa waxa ay yimaadaan suuqa qaadka lagu iibiyo, qof kasta oo qaad iibsanayana way u jaleecaan bal inuu laan qaada (laanta boqorka) afka u galiyo ama xabad sigaara u shido . "Waxaynu arki jirnay geel caano laga listo, balse mid jaad & sigaar adigu kaa raba wali ima soo marin nolosheyda" , ayuu yiri milkiilaha geela Mr. Arbe oo waliba intaa raaciyay in habeenkii oo dhan uu geeliisu soo jeedo qaadirada haysana ay habeenkii indhahooda ka muuqato. Dadka magaalada Boorame ayaa gaalani kusoo xooma oo daawanaya marka sigaarka iyo qaadka uu isku darayo iyagoo ka riwaayadsanaya oo hadba laan jaad ah afka u galiya. Labadan nirgood ee geela ah ayaa ah geela kaliya ee sida xorta ah u dhex mushaaxa magaaladda Boorama isla markaana daaqsinta ay helaani tahay xaab-qaadka magaalada ay ka helaan oo uu ugu horeeyo haraaga caleenta qaadka. Dahir Axmed Jirde Borama Now thats what I call qaat Quote Share this post Link to post Share on other sites
Geel_jire Posted May 14, 2008 ^ funny story but something does not seem right ... this variety of qad is not available in borame .. this looks like the kenyan qad you find in the south of somali.. while in borame you get different Ethiopian qad like boondoaro, hawadey etc. that is if things have not changed drastically since i have last been there Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nephissa Posted May 15, 2008 oo kaalay, the long pinkie nail on men is still in style 'eh.. Quote Share this post Link to post Share on other sites